Maamulka cusub ee ururweynaha SEUKI oo si dar dar leh u wada howlaha ku aadan cayaaraha xagaaga SEUKI 2010 ka dhici doona magaalada Stockholm
Waxa Magaaladda Atlanta lagu qabtay xaflad loogu caleemo saaraayey Dr. Brown in uu noqdo Madaxwaynihii sedaxaad ee Jaamacadda Clark Universaty oo ka mid aha kuwa ugu qadiimsan ee ka ka jira Gobolka Georgia gaar ahaa Magaaladda Atlanta.
Sosca oo qabatay xafladii sanadguuradii 8 sideedaad
Xiriirada & Ururrada Isboortiga oo loo furay seminar dhinaca maamulka ah
Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka kubada cagta oo booqday Xulka qaranka
Guddoomiyaha GOS Mudane Adan Xaaji Yabaroow ( Wiish ) oo dalka dib ugu soo laabtay
Xiirey Axmed Rooble oo cod aqlabiyad leh ku guuleeystay guddoomiyaha ururweynaha SEUKI sanadka 2010
KOOBKII RAMADAANKA AY QABTEEN DHALINYADA GOBOLKA HIIRAAN(Beledweyne)
DR. CALI CUSMAAN "ATLANTA PLAN WAA MID WAXTAR U LEH UMMADDA SOOMAALIYEED"
AIPS, Somali NOC Presidents meet
Kulan dhexmaray ururweynaha SEUKI iyo GOQS oo dhawaan ka dhacay magaalada Stockholm
Wareeysi Radio Ceelbuur la yeeshay Guddoomiyaha GOS Mudane Aadan Xaaji Yabaroow ( Wiish ) ka dhageeyso halkaan ( Riix halkaan )
Gudoomiyaha GOS mudane Aden Xaji Yabarow wiish oo labo maalmood oo shaqo uu Finland ku yimid u dhamaatay
Sacad Cumar Geedi oo ah rugcadaa Sport oo xalay gurigiisa guddiga GOS casho ugu sameeyey
Guddoomiyaha GOS Adan Xaaji Yabaroow ( Wiish ) oo xalay afur iyo casho aad loo soo qaabeeyey loogu sameeyey guriga cayaaryahankii hore ee kooxda Otobaarka Abuukar Cabdulle ( Dhabareey )
Guddoomiyaha Guddiga Olympikada Soomaliya Mudane Adan Xaaji Yabarow Wiish oo maalinta berri ah ku soo fool leh magaalada Stockholm
Xagee Isboortigii Somaliya Marayaa ayaase u maqan?faalo uu soo qoray guddoomiyaha SSPA Cabdicasiis Goodax
Xulka qaranka 17 jirada ee ka kooban dhalinyaradii qoryaha laga dhigay iyo kuwii caseeyaha ahaa ma difaaci karaan sharafta calanka Somaliya ( Faalo)
Dhacdooyinkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2009 oo iskugu jira sawiro iyo Video oo uu noo soo diyaariyey wariye Eng. Maxamed Idan ka daawo halkaan
Maamulaha shirkadda xawaaladda Dahabshiil ee Stockholm Maxamuud Sheekh Ibraahim oo ah shaqsi gacan weyn ka geeystay hormarinta cayaaraha xagaaga Stockholm
Cayaarihii xagaaga SEUKI 2009 oo ku dhamaaday si aan caadi aheeyn iyadoo koobkii ay qaateen kooxda Holland
Kooxha Oslo Norway iyo Holland oo iskugu soo haray cayaarta kama danbeeysta cayaaraha xagaaga SEUKI 2009
Kooxda Leicester oo dhulka ku jiiday xiddigaha Rågsved iyo Norway oo tarbuunka saartay Qaran
Kooxda Göteborg oo diyuuradda saartay kooxdii champoinka sanadkii tagay halka ay Holland ku durdurisay Bristol
Tartankii qatybtii ciyaaraha Fudud ee EuroSom iyo qaabkii ay u dheceen
Kooxda London Star oo cigaalka ka riday kooxdii Xiddigaha Rågsved ka dib cayaar ay labada kooxood hore isku sii kululeeysteen
Cayaarihii shalay iyo doraad ka dhacay garoonka weyn ee Spånga IP iyo sida ay ku dhamaadeen
Allaha u naxariistee marxuum Axmed Ibraahim (Romario) oo shalay si wada jir ah loogu duceeyey ka hor inta aysan bilaaban cayaartii kooxda Xiddigaha Rågsved iyo Drejv plus oo ka soctay Norway
Fanaaka weyn Xasan Aadan Samatar oo shalay maaweelinayey dadweynihii u soo daawashada tagay cayaarihii xagaaga SEUKI 2009 oo si habsami leh uga socda garoonka weyn ee Spånga IP
Jaraaidka ugu weyn ee ka soo baxa Sweden Svenska Dagbladet oo wax ka qoray cayaaraha xagaaga SEUKI 2009 ee ka socda garoonka weyn ee Spånga IP
Kooxda Holland oo u so gudubtay wareegii labaad ee cayaaraha xagaaga SEUKI 2009 ka dib markii ay shalay ka badisay kooxda Husby iyo Oslo Norway iyo Rinkeby Star oo 2 - 2 isla dhaafi waayey
Ururweynaha SEUKI oo maanta gado sharaf u sameeyey maxdaxdii xiriirka kubadda cagta Jabuuti oo maalmahanba marti u ahaa
Kooxda Drevj Norway oo shalay shaki galisay rajada London Star oo ah kooxda haysata koobka ineey u soo gudubto wareega labaad ee cayaaraha SEUKI 2009 ka dib markii ay uga badisay 1 - 0
Kooxda Benaadir oo ku guuleeysatay koobkii Somali Week Toronto iyadoo cayaartiina fowdo ku dhamaatay
Bahda Sportiga reer Toronto oo casho sharaf soo dhaweeyn ah u sameeyey Abdulqadir H Bootaan ( Soomareey )