|
Tacsi

INAA LILAHI WAINAA ILEEHI RAAJICUUN.
Anigoo ah
1) Yaasin Axmad Cosoble iyo xaaskiisa (Denmark)
2) Xaadsan Cabdulle Weheliye
3) Daaha Cabdi Xaaji Goobdoon iyo xaaskiisa (Norway)
4) Drs.May Cabdulle Weheliye
5) Dr. Hussein Maxamad Kediye iyo xaaskiisa (UK)
6) Drs. Canab Axmad Cosoble
7) Ali Xasan C. Khayre iyo xaaskiisa (USA)
8) Fadumo Axmad Cosoble
9) Xaawa Axmad Cosoble (UK)
10) Farxiya Axmad Cosoble (USA)
11) Hussein Carab iyo xaaskiisa (Canada)
12 Ubax Axmad Cosoble
13) Yurub Axmad Cosoble (Mogdishu)
14) Cabdi Maxamad Xaashi iyo xaaskiisa (UK)
15) Deeqa Axmad Cosoble
16) Amran Axmad Cosoble (USA)
Waxaan tacsi u diraynaa Eheladii iyo qaraabadii uu ka tahay Marxuum Dr.
Maxamad Sheekh Cismaan oo kala ah
Maama Maaymuun Culusow
Luul Maxamad Sheekh
Makaaiil Maxamad Sheekh
Jibril Maxamad Sheekh
Ayaan Maxamad Sheekh
Waxan Alle weyne uga baryeeyna inuu samir iyo iimaan ka siiyo asagana
Jannadi Firdoowsa ka waraabiyo "Aamiin".
**************************************
Inaa lilaahi Wainaa Ileyhi Raajicuun
WAXAAN HALKAN UGA TACSIYADEYNEYNAA EHELADII IYO CARUURTII UU KA GEERIYOODAY ALHA U NAXARIISTEE MARXUUM
EX JENERAAL MAXAMED SH . CUSMAAN MIKAAIIL
WAXAAN DIRAYO TACSIDAAS DADKA KALAH
1 XAAJI MIRE CALI BUUBAAL
2 CABDI CALI BUUBAAL
3 NUUR CALI BUUBAAL
4 DAAHIR CALI BUUBAAL
5 C/QAADIR MAXAMUD CABULLE (CABDI CADDE)
6 BASHIIR GUURE COSOBLE
7 ABUUKAR XARBI COSOBLE
8 SIYAAD FAARAX CABDI
9 CARTAN XASAN DHIBLAAWE
10 CALI JILACOW ABSUGE
11 CALI DILAXOW JIMCAALE
12 ABUUKAR MAXAMED SABRIYE
13 CABDULAAHI MAXAMED ABSUGE
14 C/KARIIN DILAXOW JIMCAALE
15 C/LAAHI MAXAMUD SAMATAR
16 XUUTI MUXUDIIN XIRSI
17 CABDI MAXAMUUD CIGAAL (CABDI GUREY)
19 C/LAAHI CALI QOSLAAYE (CARABEY)
20 WALI MAALIN SHAACIYE
21 CALI XUSEEN FAARAX ( Cali Jee )
22 C/RAXIIN CABDULLE CIID
23 CUMAR MAXAMED ( CUMAR JAAKO)
24 AXMED CALI QOSLAAYE
25 CABDI AFRAX
DADKAASI DHAMAAN WAXA AY TACSI U DIRAYAAN QOYSKII IYO EHELADII UU KA GEERIYODAY ALAHA U NAXARIISTEE MARXUUN EX JENERAAL MAXAMED SH. CUSMAAN WAXA AY LEEYIHII SAMAIR IYO IIMAAN ALAHA NAGA WADA SIIYO ISAGANA JANADII FARDOWSA ALAHA KA WARABIYO AAMIIN AAMIIN
**************************************
Waxaa halkaan tacsi ugu direeynaa alaha u naxariisto ganaraal maxamed sheeQ cusmaan ilaahay janadii fardowsa alaha ka
waraabyo ehaladii uu ka tagayna samir iyo imaan alaha naga wada siiyo hadaan nahay (reer cali gacal duqow cali goomeey)
ciise cali gacal iyo xaaskiisa fartuun boqor huseen iyo caruurteena mushtaaq iyo gacal cadulqaadir cali gacal iyo xaaskisa cumar cali gacal iyo xaaskiisa iyo caruurtooda maxamuud cali gacal coof jeenyo cabdixakin
cali gacal iyo xaaskiisa farxiya cali gacal iyo caruurteeda aansow bashiir cali gacal cabdulaahi axmed dhuxulow faadumo xamadeey muuse odaygeeda gaashaale sare maxamed muxamuud dalabay saynab cali gacal odaygeeda injineer maxamed cade waxaan ilaahay ka baryeenaa maxuumka
janada fardowsa ilaahay gele aamiin aamiin ilaahayow |
************************************** INAA LILAHI WAINAA ILEEHI RAAJICUUN. JAALIYADA SOOMALIYEED EE DALKA SHINAHA WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADI UU KA
GEERIYOODAY GENERAL MAXAMED SHIIQ CUSMAAN.HOYO MAYMUUN ULUSOW,WALALO MEYKAL,JIBRIL,LUUL IYO AYAAN MAXAMED SHIIQ CUSMAAN IYO DHAMAAN UMMADA SOOMALIYEED EE UU KA GEERIYOODAY WAQTIGI AAY UGU BAAHIDA BADNAAYEEN.
JAALIYADA SHIINAHA; MOHAMED YUSUF H HASAN(GARDHEER).ABDIGANI HASAN BARIISE,BURHAN H.JAMA,MOHAMED HAJI ABDI( MOHAMED SHIINO),KHALIFH.,ABDIBASID,.
************************************** INAALILAHI WAINAA ILAYHI RAJICUUN DHAMAAN REER XAJI XASAN GARDHEER QASATAN YUSUF XAJI XASAN GARDHEER WAXA AY TACSI TIRANYA LEH U DIRAYAAN DHAMAAN UMADDA SOMALIYEED QASATAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA TAGAY MARXUUM MAXAMED SHEEKH CUSMAAN MAYKAAL OO XALAY KU GEERIYODAY DALKA EMARADKA CARABTA, WAXAANU ILAAH UGA BARYAYNAA IN UU JANADII KA WARAABIYO MARXUUM MAXAMED SHEEQ INTUU KA TEGAYNA SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO AAMIIN
************************************** ANAGA OO KALA
CIISE CABDI CADDE OO LOO YAQAAN CIISE GEEL-QAAD AXMED CUMAR YUSUF
MAXAMED AXMED SUUDAAN CABDULAAHI MAXAMED YALAXOW
CABDINAASIR MAXAMED CUMAR CABDULLE MAXAMED AFRAX
CAYDURUUS DAAHIR XARAKO CABDIRAXMAAN CADAANI
CABDIRASHIID CALI IYO XAASKIISA FARTUUN CISMAAN GEYFANE OO DHAMAANTOOD KU NOOL FRANKFURT IYO BONN EE DALKA
JARMALKA WAXA AAN SI WADA JIRA TACSI UGU DIREYNAA DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII GAAR AHAAN XAASKII IYO CARUURTII UU KA BAXAY MARXUUM JENERAAL MAXAMED SHIIKH CUSMAAN OO DHWAAN KU GEERIYOODAY DALKA IMAARAADKA CARABTA EE
DUBAI,WAXAAN ILAAHEY UGA BARYEEYNAA INUU NAXARIISTII JANNO KA WARAABIYO EHELADII UU KA BAYNA SAMIR
IYO IIMAAN KA SIIYO AAMIIN-AAMIIN
**************************************
Anigoo ah Cabdala Aadan Xasan degena magaalada Gothenborg ee dalka Sweden waxaan
tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Jeneraal Maxamed Shiikh
Cismaan. Waxaan marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo
eheladii oo ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan ka siiyo: AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
AAMIIN
**************************************
Anigoo ku hadlaya dhamaan Beel waynta KARANLE ee ku nool Magaalada Edmonton ee wadanka Canada, waxaan Tacsi tiiraanye leh u diraynaa dhamaan eheladii uu ka geereyooday ALAHA ha u naxriistee Marxuum Gen: Maxamed Shiikh Cusmaan , Waxaana
ilaahay ka baryeenaa in uu Marxuumka ugu Bishaareeyo Janada , Eheladiisa oo dhan uu Samir iyo Iiman ka siiyo , Gaar ahaan :
1- Maama Maymuun Culusow.
2- Makaaiil Maxamed Sh. Cusmaan.
3- Jabriil Maxamed Sh. Cusmaan.
4- Luul Maxamed Sh. Cusmaan.
5- Ayaan Maxamed Sh. Cusmaan.
Waxaa ka mid dadka Tacsidaan diraaya :
1.. Abdi Nuur Shiino & Xaaskiisa Sacdiya Baaldooro.
2.. Hassan xirsi Ciroobe(oday) & Xaaskiisa Nadiifo Omar.
3.. Abdirahmaan Mahamed Ali.
4.. Saalah Boostaale & Xaaskiisa Maano Ali .
5.. Abdi Siyaad & Xaaskiisa Mulki Ali .
6.. Abdi Bariise & Xaaskiisa Luul Jeeyte.
7.. Maxamed H. Rooble( Black) & xaaskiisa Jamiila Osman.
8.. Mahamed Jeeyte & Xaaskiisa Qadra.
9.. Abdullahi Kulmiye & Xaaskiisa Nasteexo Dhiblaawe.
10.. Mahad Yuusuf Ugaas.
11.. Geedoow Buulo.
12.. Khadiijo H. Rooble.
13.. Abdirahman Sh. Ali & Xaaskiisa Farxiyo.
14.. Abdi Casiis Boostaale & Xaaskiisa.
15.. Mahamed Jimcaale & Xaaskiisa.
16.. Ali Osman.
17.. Omar osman & Xaaskiisa Fardoowso.
18.. Abdi Osman ( Shiino) & Xaaskiisa .
19.. Abdulaahi H. Rooble & Xaaskiisa Dheeman.
20.. Leeyla Yaasiin Dheere.
Iyo kuwa kale oo badan oo aan kor ku xusneen , mar kale ALAHA ha u
naxariisto Marxuum Gen: Maxamed Sh. Cusmaan , eheladiisa Beel Weeynta
Karanlana Samar iyo Imaan ILAAH uu ka siiyo Marxuunkaas.
**************************************
Hobolka weyn Cabdulqaadir Cumar Macallin ( Jubba ) iyo caruurtiisa ayaa waxeey tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Jen. Maxamed sheekh Cusmaan wuxuuna marxuumka ilaahey uga baryayaa janadii fardowsa ehelkii iyo qoyskii uu ka
tagyana samir iyo iimaan wuxuuna tacsida u dirayaa dhamaan reer Sheekh Cusmaan Mikal gaar ahaan dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin.
Maama Maymun Culusow
Makail Maxamed sh. cusmaan
Jabriil Maxamed Sh. cusmaan
Luul Maxamed sh. cusmaan
Ayan Maxamed sh. Cusmaan
**************************************
Anigoo ku hadlaayo magaceeyga iyo dhamaan magaca reer Mursal Karanle ee ku
nool dalkan Denmark waxan halkan Tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Dhamaan
Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
ALLAHA u naxariistee Marxuum Gen: Maxamed Shiikh Cusmaaan oo 23 kii ku
geeriyooday Dalka U.A.E
Waxaa kaloo halkan Tacsi taa la mdi ah halkan uga diraya Cabdulqaadir Cumar Macalin ( Jubba ) Barre Maxamed Fiidow (Leento)
Cabdalle Yuusuf Hanuuniye
Maxamed Xuseen Lafoole Khaliif Cusmaan Cabdi ( Sayid Khaliifa )
Cabdullaahi Axmed Qeyloow
Nadiifo Cali Kulane
Safiyo Muuse Maxamed oo ah xaaskii Barre Fiidoow
Cabdiraxmaan Axmed Gaab
Sacdiyo Barre Maxaedm Fiidoow
Sahro Barre Maxamed Fiidoow
Xamdi Cabdullaahi Sheekh
**************************************
Qoyska reer Cariif qaasin waxeey tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer Maxamed sheekh cusmaan iyagoo uga tacsiyadeeyna geeridii naxdinta laheeyd ee ku timid Marxuun Jen. Maxamed sheekh cusmaan , waxeeyna ilaaheey uga
baryayaan marxuumka inuu janadii fardoowsa siiyo ehelkii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka tageyna samir iyo iimaan. Aamiin
Waxaa tacsida diraya
Drs Maryam Cariif Qaasin
Mohamed Cariif Qaasim
Jeylaani Cariif qaasim
Hawa Cariif qaasim
Sacdiyo Cariif Qasim
Casha Cariif qaasim
Jamilo Cariif Qaasim
Yusuf Cariif Qaasim
Cabdi karim Cariif Qaasim
**************************************
Anigoo ku hadlaya magaca beesha Karanle , Jaaliyada . Aqoonyahandaculumaadiinka degan North America waxaa tacsi u direeynaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday alaha u naxariistee General Maxamaed sheikh osmaan maykaal ,
oo ku geeriyooday magaalada , Dubai, UAE JIMCE DEC 23 2005 , waxaan uga tacsiyeeynaa Xaaskiisa , caruurtiisa m ehelada iyo dhamaan saaxiibadiis . waxaan ilaa uga baryeeynaa inuu janadii fardowsa ahyd ka waraabiyo eheladii uu ka tegayna uu samir iyo iimaan
ka siiyo. Aamiin
Dadka tacsida diraya waxay kala yihiin:
1. General Maxamed Saalax Xaaji Cabdi iyo Xaaskiisa
2. Dr. Xussen Maxamoud Siyaad " Caato " iyo Xaakiisa
3. Gov. Ahmed Moallim abdulle ( ahmeddeey), iyo Xaaskiisa Greensboro , NC
USA
4. Hussein M. Abdikarim. ( Gendisch ) iyo xaaskiisa .Raleigh,NC , USA
5. Eng. Abdikarim M. Moallim abdule iyo Xaaskiisa , Kuwait
6 .Eng, abdi sheick ahmed Roble iyo xaaskiisa , Apex , NC , USA
7. Axmed M. Mahaddlale iyo xaaskiisa , Washington DC
8. Xabiiba Caraale, ( karoot) MD , USA
9. Yussuf arif Gassim , xaaskiisa iyo Hooyo Muraayad Cabdikarim, Atlanta ,
GA , USA
10. Hassan M. Abdikarim ( garwayne) Iyo xaaskiisa
11. Mohamed ahmed Kabogeed iyo xaaskiisa , Madison, WI
12. Cabdikarim Maxamoud siyaad wardheere ( Gaambo), iyo xaaskiisa Chicago,
IL , USA
13. Eng. Liibaan Cali Cartan, iyo xaaskiisa Chicago, IL , USA
14. Eng Cabdirashiid SH. Cali cibaar iyo xaaskiisa , MD
15. Dr. Bashiir Muuse sh. Cali wardheere iyo Xaaskiisa, VA
Waad mahadsan tihiin
HMA
************************************
Maamulka shabakadda ceelbuurnet.com , howlwadeenada iyo dhamaan karanlaha ku dhaqan dalkan Sweden waxeey tacsi u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Jen. Maxamed Sheekh Cusmaan oo xalay ku geeriyooday dalka imaaradka.
Waxaan ilaaheey ka baryeeynaa inuu marxuumka janadii fardoowso ka waraabiyo iheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin
Dadka tacsida diraya ayaa waxaa ka mid ah .
Maxamuud weheliye iyo xaaskiis iyo caruurtiisa
Dhaamaan reer cali weheyliye iyo hooyo maryan maxamud gacal
Dhamaan reer xuseen baare wardheere
Cabdi cali culusow iyo naduujo xasan geedi iyo caruurtooda
Iyo dhamaan Karanlaha ku nool Sweden
Ceelbuur Net |