|
|
Odense Fiuk oo ku guuleysatey Eid Cup
Danmark
|
|
|
|
Maalinimadii sabtiga 27dii
Oktoober 07 ayaa waxaa dhacey Koobkii iida oo si habsami leh kaga
dhacay garoonka Kolding IF Hall ee magaalda Kolding wadanka Danmark,
koobkaan ay soo qabanqaabiyeen Somali Danmark sports and Association
(SODSA), waxaa halkaas hadal furitaan ka soo jeediyey Gudomiyaha
Sodsa oo dhalinyarada kula dardaarmey iney so bandhigaan cayaar
wanaag,

Kooxihii ka soo qeyb galey
oo ayaa aha 16 kooxood ka kala yimid gobolada Danmark, ayaa waxaa
loo kala qeybiyey 4 group oo kala aha sidaan:
|
Group A |
Group B
|
Group C |
Group D |
København
|
Århus
International |
Odense |
Unge Kolding |
|
Kolding IF |
Midnimo
Roskilde |
Silkeborg |
Esbjerg |
|
Nyborg |
Ålborg
|
FC Waamo
Holstebro |
Holbæk |
|
Århus IF |
Fiuk Odense |
Oly Amager |
FC DanSom Ålborg |

Waxaa cayaartii finalka iskugu soo
harey labada koox Fiuk Odense iyo Ålborg, cayaartaas waxaa ay guushi
ku raacdey 2 : 1 kooxdii ku cayaareysey magaca Fiuk Odnse
Fiuk Odense 2 : 1 Ålborg
Abdiwahab Hassan (Dheeros)
oo gudoonsiyey gooldhaliyihi ugu badna (Top score) oo ku qadey 7
goal cayaaryahanka u dhela kooxda Kolding

Ibraahim oo gudoonsiyey
goolhayihii ugu fiicnaa (Best Keeper) oo noqdey goolhayihii kooxda
Århus IF oo la gudoonsiyey hadiyad gaareya 1000 Kr.iyo biladisa .

Ibraahim ayaa
gudoonsiyey cayaaryahnkii ugu ficnaa (Best player) cayaaryahanka u
dheelayey kooxda Ålborg asna la gudoonsiiyey hadiyad gaareysa 2500kr
iyo baladiisa.
Abdiwali Jee oo
gudoonsiyey Kooxdii gashey kaliinta 3aad ee Kolding
Abdikarim Muse oo
gudoonsiyey Kooxdii gashey kaliinta 2aad ee Ålborg
Gudoomiye Ali Osman
Heile (Ali Bucci) oo asna gudoonsiyey kooxdii noqotey championka ee
Fuik Osdense koobkii kalinta 1aad iyo kabtan Abdulkadir.
Tartankaan iid koob ayaa ka duwan sanadihii la soo dhafey, sanadka
ayaa wuxu ahaa sanadki ugu kooxaha badnaay, iyo hadiyada qaali ah la
bixinayey sida hadiyad lacag ah oo dukanka Inter sports wuxuu rabo
kaga qaadan karo qalab Sports, malintaas ayaa waxaa guddiga
farsamada ahaa Keenadiid Cabdi Daahir, Mahad Axmed Direye Ibraahim,
Nuur Aduunyo, Mohamed Ali (Ozzi)
- Abdiwahab
Hassan
- albaanos@yahoo.com
|