|
|
|
KOOBKA CIIDULFIDRIGA MAGALADA TILBURG
(HOLLAND) |
|
|
|
Tartan ay qaban qabisay jaalida
tilburg ee dalka hooland oo loogu tala galay ciidulfidriga ayaa ka
dhacay magaalada tilburg taariikhu markay ahayd 14/10/2007
cayaarahas oo ay ku tartamayeen 10 kooxood oo kakala yimid
magaalooyin kala duwan oo dalka holland ah ,uwasoo kala ah


GROUP A
1-EUROPALAAN (SK AFRICA TILBURG)
2-NANA BOYS
3-EINDHOVEN
4-TIEL
5-ROTTERDAM
GROUP B
1-TILBURG
2-MAASTRICHT
3-VEENENDAAL
4-KAATSHEUVEL
5-AMERSFOORT

waxaa isugu soo haray 4ta kooxood oo kala ah
ROTTERDAM vs MAASTRICHT 1:4
SK AFRICA TILBURG vs AMERSFOORT 1:0

waxaana finalkii iskugu soo baxay koxaha kala ah
SK AFRICA TILBURG vs MAASTRICHT waxayna kusoo gaba gaboowday 5 iyo 2
oo ay kooxda
Tilburg uga adkaatay kooxdii kasocotay Maastricht. waxaana koobkii
halkaa lagu
gudoonsiiyey koobkii.

waxaa ciyaarahaa isku soo duba riday Gudoomiyaha kooxda Holland
Mudane Maxamed
Maxamuud abdulle (Lagiig) waxaa sidoo kale noohayay xaga maamulka
mudane Ahmed
Maxamed Ali (ahmed jaceel) iyo Mudane Fuaad Xussen Barre (fiifiile)
waxaa sidoo kale
goobjoog nooga ahaa oo arimaha sida hufan u waday mudane Dr. Yaasiin
Ali Barre,
Maxamed Salaad, Abdulahi Hirsi, Abdi Ismail iyo Abdulahi Hilowle
Jimcale.

Xagga garsoorka waxaa noo hayay Mudane Maxamed Hussein Cumar ex
yaaqshiid. waxaana
halkaas si wacan uga muuqday Tababare Ahmed Baliila iyo Tababare
kuxigeenkiisa
Abdulkadir Nur (Breda).





- Guddoomiye
- Lagiig
|