|
|
|
Ramadan Cup oo si
habsami ah ugu socdo Garoonka Peder
Lykke Hall Amager Copenhagen DK. |
|
|
|
Ramadan
Cub uu soo qaban qaabiyey ururka cayaaraha iyo dhaqanka ee Olympic
Amager (Olympic Amager Kultur og idrætsforening), ayaa si habsami ah
ugu furmey garoonka weyn Peder Lykke Hall Amager Copenhagen DK,
tartankaan ay ka soo qeyb galeen lix kooxood.

Furitaanka tartanka ayaa
si heer sare u furey Cabdulaahi Shaacir oo halkaas ugu soo jeediyey
baraarujin ku saabsan faaidada iyo fadliga ay ledahey bisha
barakeysan, isagoo mahadcelin balaaran u soo jeediyey mas uuliyiinti
soo qaban qaabisey, dhalinyaradii iyo dadweynihii ka soo qeyb galey
tartankaan Ramadanka, cayaarahan oo eed iyo eed u xiiso badna ayaa
loo wada cayaarey sidaan hoos ku qoran.

|
Lørdag
29-september 2007 |
|
Nr |
G |
KL |
Kamp |
Score |
Points |
|
1 |
A |
20.30 |
SYL Vs F Seyla |
0 |
3 |
0 |
3 |
|
2 |
B |
20.50 |
Elman Vs
Wallaalaha |
1 |
2 |
0 |
3 |
|
3 |
A |
21.10 |
Midnimo Vs SYL
|
3 |
0 |
3 |
0 |
|
4 |
B |
21.30 |
Wallaalaha Vs Horsed |
2 |
3 |
0 |
3 |
|
5 |
B |
21.50 |
F Seyla Vs
Midnimo |
4 (p 3) |
4 (p 2) |
3 |
0 |
|
6 |
B |
22.10 |
Horsed Vs Elman |
3 |
4 |
0 |
3 |
|
Lørdag
06-oktober 2007 |
Semi-final
|
|
7 |
1 |
20:20 |
F Seyla Vs
Horsed |
|
|
|
|
|
8 |
2 |
20:40 |
Elman Vs Midnimo |
|
|
|
|
Final
|
|
9 |
3 |
21:00 |
1Tabt Vs 2Tabt |
|
|
|
|
|
10 |
4 |
21:20 |
1vin Vs 2vin |
|
|
|
|

Intaas ka dib ayaa waxaa
cayaartii semifinalka usoo wada baxey kooxaha F Seyla, Horsed,
Elman iyo Midnimo ayagoo wada cayaari doona haduu alle idmo
maalinimada sabtiga 6 oktoobar.

Guddigii farasamada ay wada aheeyen Bashir Abdullahi, Abdulkadir
Sharaf iyo Omareto, garsooraha cayaarta oo aha garsoore Nasir.





-
Abdiwahaab Hassan
- Denmark
|