|
|
|
koobkii winterka oo lagu maamuusaayay
aabaha sportiga Nuur Jeenjo oo ay
ku guulaysatay magaalada Tilbrug oo lagu
soo gabagabeeyay Amsterdam-dalka
Holand . |
|
|
|
Waxaa galabta lagu soo gaba-gabeeyey garoon ku yaala magaalada
Amesterdam ee dalka
Holland Tartan Kubadda Cagta ah oo lagu maamuusayey Marxuum Nuur
Xuseen Cabdi (Nuur
Jenyo) oo ka mid ahaa halyeeyadii Kubadda Cagta ee soo maray
kooxihii heerka 1-aad
ee dalka ka dhisnaa, waxaana tartankaasi oo ay soo qabanqaabiyeen
labada urur ee
Somvoa & Hirda ka soo qeybgalay 6 kooxood oo kala ahaa, Den Haag,
Rotterdam,
Tilburg, Somvoa & Hirda & koox ka socotay dalka Norway waxaana
ciyaartii finalka
aheyd isugu soo haray kooxda Tilburug oo ka mid ah kooxaha ka dhisan
Holland &
kooxdii ka socotay dalka Norway oo si xarago leh u timid ciyaartii
Finalka aheyd,
iyadoo ciyaarta galabta ay aheyd mid xiiso gaar ah laheyd oo ay
labada kooxood soo
bandhigeen farsamo ciyaareed aad u sareysaayaa hadana waxaa si
xarago leh koobkii u hantay kooxda Tilbrug oo kaga adkaatay
4-1 cayaartaas oo uu kabtan shaash yiri waa cayaartii iigu
farsamo badnayd in tii aan joogay qurbaha.

Isagoo kaftan ahaan u yiri kooxda
tilbrug waa yeeytaas uu ula jeedayfarahaada ay
kala baxaayaan kubada kooxda ka socotay Norway ee dahabshiil ma ahan
koox la yaraysan karo.

kooxda Tilbrug waa koox wayn oo ka tirsan kana cayaarta cayaaraha
xagaaga ee uu qabanqaabiyo URURKA SEUKI EE DALKA SWEDAN.

tababaraha kooxda.
1 AHMED ABALIILA<ABALIISHA >
2 CABDULQADIR NUUR <BAREDA>3 ninja
4 gudoomiyaha kooxda. mahamed mahamuud abdule <lagiig dheere> oo
naadigiisa ugu
hanbalyeeyay guusha ay gaareen wuxuuna GUDOOMIYE LAGIIG DHEERE.inoo
sheegay in ay
dardar adag ugu jiraan cyaaraha sanadka soo socda ka dhacayo dalka
Swedan.
samarka hadii ala yiraah.Munaasabadii Koobka lagu guddoonsiinayey
kooxdii tartanka
ku guuleysatay ayaa waxaa ka hadlay Labada Isu-duwe ee ururada
Somvoa & Hirda Cali
Cabdi Waare & Marwo Faadumo Maxed Faarax, waxeyna u mahadceliyeen
dadkii ka soo
qeybgalay tartankaasi, iyaguu kula dardaaramy ciyaartoyda naadiyadii
ka qeybgalay
tartanka in ay laban laabaan dedaaladooda dhinaca Isboortiga ah.``

Isboortigu wuxuu door muhiim ah ka
qaataa is dhexgalka bulshada, waana hiwaayada ugu badan ee
dhalinyarada, waxaana looga baahan yahay dhalinyarada Soomaaliyeed
in ay
mustaqbalka guulo ka soo hoyaan Isboortiga” ayey tiri Faadumo Maxed
Faarax.Sidoo
kale, dadkii munaasabadaasi lagu casuumay waxaa ka mid ahaa Ibraahim
Shaash oo ahaa
xiddig Kubadda Cagta oo si weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya, una
soo ciyaaray
naadigii Horseed & Xulkii Qaranka Soomaaliya, waxaana hadalo kooban
oo uu halkaasi
ka jeediyey Kabtan Shaash magan daahir mucjisada kubada miiska.&cyaartooy
kale oo aad u faro badan.

SHAASH wuxuu yiri tilbrug way ma
tali karaan qaranka soomaaliya.isagoona u balan
qaaday in uu cashiro siindoono kooxdaas, samarka hadii ala
yiraah.una hanbalyeeyay
macalinka kooxda layliya ee ABALIISHA.
From:
burffoto'sDate: Tue, 25 Dec
2007 17:16:27 +0100
- Garaad
Salaad Xirsi
- Garaadcadde@hotmail.com
|