01-10-2007 16:02:44 Ceelbuurnet.com
 
Ururka Olympic Amager IF oo qaban qaabiyey cayaaraha Ramadaanka ka dhacaya Denmark

Ramadan Cub uu soo qaban qaabiyey ururka cayaaraha iyo dhaqanka ee Olympic Amager (Olympic Amager Kultur idrætsforening), ururka wuxuu udiyaariyey wacyi galin ku saabsan qiimaha iyo fadliga ay leedahey bisha barakeysan iyo tartan kubadda cagta, koob kaan oo ujeedisa tahey sida ay dhalinyarada  Somaliyed ee ku dhaqan magaalada Copenhagen iyo agagaaraheeda ay u dareemilahayen bisha barakeysan ee ramadaan, ayagoo ku guda jira cibaadada Alle,

 

 

More Information contact Tlf  004523303241 or Olympicaif@hotmail.com
 

                         

 

 Contact us at: admin@ceelbuurnet.com     

        Copyright © 2007 ceelbuurnet.com