19-04-2008 14:40:46 Ceelbuurnet.com
ILAMOS FC OO NOQOTAY HORYAALKA HORYAALADA YURUB IYO AMEERIKA. ILAMOS.FC CHAMPION SUPER CUP 2009.

 

Waxa lagu,soo,gaba gabeeyey Magaalada Leicester taariikhdu markeey aheeyd 16-04-09 Koobkii Super Cupka oo ahaa koobkii uguhoreeyey oo ay isgu yimaadaan kooxaha haysta koobka khaarada yurub, Canada iyo North-america.


 
Koobkan waxa uu kaga duwanaa cayaaraha ay soommaalidu khabato Xiliyada xagaaga iyo khaboobaha wax yaalobadan Sida Jiifka iyo Cunada oo ahaa Super waxaa muhiimada koobaad lasiiyey Cayaartooyda iyo masuuliyiintii wadatay waxaa  reer Leicester Lagu xasuusan doonaa khaban khaabadii heerka sare ahayd iyo hawl,karnimadii ay soobandhigeen.


Waxaa iyana xusid mudan kooihii kasookheeb galay oo sooban dhigay asluubwagsan oo dhanwalba,ah iyo waliba  Cayaar wanaag. Waxaan marna la ilaabi karin Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ciyaarahaan uga yimid wadamada Qaarada yurub iyo north-America iyo waliba magaalooyin kala duwan oo ingiriiska ah

 


Waxaa kamid ahaa dakii kasookhayb galay Cayaarahaan

 


 
Mayerkia iyo Taliyaha Ciidanka poliska ee Licestershire waxaa kaloo hakaas goobjoog ka ahaa madax kale oo muhiid gaar ah siinayeey khiimaha uu koobkaan uleehay soomaalida degan magaalada Leicester. 

 

 


 
Waxaa kale oo dhinaca soomaalida goob joog ka ahaa Ruugcadaayaal Sporti oo ay kamid ahaayeen Mudane Danjire: Caalin; Mudane Agaasime Guud: Soomareey; Mudane: Garsoore Cadaay; Mudane: Birikh iyo martisharaf,kale oo aan halkaan magacooda lagusookoobi karin.

 


 
Koobka Super-Cupka ee 2009 Waxaa kuguulastay kooxda Ellimos oo rigoorayaal uga adkaatay kooxda nabada oo aad iyo aad usoobandhigtay Cayaar lama filaan ah oo intuu socday tartanka Super-Cupku marwalba soobandhigeeysay cayaar heer sare ah.

 


 
Dhamaan bahda sporiga meelkasta oo ay joogto waxa ay hanbalyo iyo bogaadin udirayaan kooxda Ellimos oo ah horyaalka Super-cupka 2009. waxaan rajey ney naa in Ellimos ay nac naca daanka ugujira ay muud muud,san doonto ilaa iyo inta laga gaaraayo 2010. oo ah xiliga lakhabanaayo horyaalka labaad ee Super-cupka.

 


 
Dhamaan bah weenta sporiga meelkasta oo ay joogto waxa ay hanblyo iyo bogaadin udiraayaan Maamulka reer Leicester oo layimid figrad Cusub iyo dar dar ay kularan tahay daacad nimo iyo masuuliyd xanbaarsan wadaniyad.
 
 
Somali madia/Leicester

 

 

News Editor
Ceelbuurnet.com
admin@ceelbuurnet.com
Muqdisho

                         

 

 Contact us at: admin@ceelbuurnet.com     

        Copyright © 2007 ceelbuurnet.com