|
|
|
Tacsidii ay dhamaan bahda Sportiga
iyo qaraabada marxuumku soo direen
shabakadda Ceelbuurnet.com |
|
|
|
Inaa lilaahi
wainaa lilaahi raajacuuna.
Anigoo Axmed Baliile (abaliisha) oo ah tawabaraha kooda Holland ee
jaa
riyada Soomaliya Holland. Anigoo kuhadlaayo bahweynta isboortiga
Soomaliyeed
meel walba ay joogaan. Tacsi ugu diriyaan aabaha isboortiga
Somaaliyeed.
Nuur Xuseyn Jenyo runtii anigu wuxuu lamid ahaa abahay baliile oo
kale
saaxiib na aan ahayn waxbarashada iisoo diray 1989 anigoo katirsan
naadiga
jenyo aniga iyo Maxamed Xaaji Ureey. Wadanka Baraasiil inaan wax soo
barano
tawabar nimo oo u jeedadeedo ahayd markaan wadanka kusoo noqono aan
noqono
tawabayaalka naadiga jenyo iyo qaranka Somaliyeed. Taasna waxaa
mudnaanteeda
iskaleh aabaha isboortiga Soomaaliyeed. Nuur jenyo wuxuu ahaa aabe
aan la
ilaawi karin. Wuxuuna dheeraa gudoomayaasha naadiga kale in
ciyaartoyda
jeebkiisa kasiiyo caawinaad ama ha ahaado naadiga jenyo ama 9 naadi
kale.
Siiba cayaartoyda danyarta ah mmudo (17) sano kadib ayaan nasiib
uyeeshay
inaan ku kulano (2006 iyo 2007) magaalada Stockholm. Cayaaraha
xagaaga ahaa
waxaan kaloo nasiibuyeesheen caruurteyda oo ila socotay inay arkaan
aabaha
sbortiga Somaliyeed iyo dhalin yarada yurub meel kastaba ay joogaan.
I Inay
arkeen aabaha sbortiga Somaliyeed taasina waxay kuu caday naysaa
inuu aabe
nuur ahaa nin sbortiga jecel una suurta kashay markii ugu dambaysay
inuu
dhex dhexaadiyo labada garoon eeciyaaraha lagu qabanaayo weyna
usuurta
gashay in halmeel laga dhigo sanadka soosocda haduu ilaah yiraahdo.
Hadaladeenii iskeen dambeeyey wuxuu ahaa incaruur teyda uu yiri iiga
bedela
maaliyada wagad sanadka dambe idinkoo wadatiin funaanada jenyo oyi
wuxuu iga
cotsaday in aan kasoo qebgeliyo ciyaartoy hore kontameeyadii u
ciyaari jiray
naadiga jenyo. Magaciisana layiraahdo cali Cabdi Xamiid. Samar iyo
imaan
alaha naga siiyo eheladii iyo qarawadii uu kageeriyooday aabaha
sboortiga
somaliyeed janadii fardowsana alah kawaraawiyo (aamiin aamiin).
Kula nafsi
daaqatil mowd iyadoon aan halkaan ku soo koobi karin dadka jecel
inay tacsi
udiraan waxaan jeclaan lahaa inaan halkan kuxuso.
Abuukar Baliile
Cumar Ganjab
Amed Nuur Jenyo
Maxamed Xaaji Ureey
Bashiir Jenyo
Yuusuf Shaqaaq
Sakariye Baliile
Maclin Giftin
Cantar Jenyo
Bashiir Jenyo
Nuur Qaloocow
Haaji Mocow
Shiis Gaayo
Cumar Calasow
Sh Hilowle
Sh Cumar
Shiino
Shukumeey
Akookow
Cade Suufi
Lagiig
Cabduqaadir Bareeda
Caduqaadir Dheere
Cusmaneey
Aweys Axmed Maxud Dahabshil
Sheer Ibrahim omar
Rashid Canoole
Abukar Canoole
Salax Canoole
Omar Xalwo
Axmadey Banaye
Aloow Gaduudow
Abdiqadr Dhere
Axned Xusein Laas
Gaduudow
Sacad
Abdi Afrax Ceelbuurnet
Wali Maalin
Cali Gurey
Siid Cali Abdi Barre
Warsame Omar
Xawo Taako
Sucaad Baliile
Axmed Sh. Deyb
Abdi Wali Afrax
Muriidi
Xaji Abukar
Abdi Omar
Axmed Bile
Shiino Guhaad
Maxmed Muktar
Abdiqadr iSoomarey
Dhamaan Mamulka kooxda Holland iyo cijaartoyda waxey tacsi u
dirayaan aabahe
isbortiga Somaliyeeh Nur Jenyo alahe naga samarsiiyo janadii fordoos
Ilaha
ka waraabiyo. Amiin Amiin.
*********************************************************************
Innaa lillahi wa innali raajicuun!!!
Annago ah reer Sheikh Ali Dheere oo ka tirsan:
Seinab Sheikh Ali Moxamed
Raxma Sheikh Ali Moxamed
Xakiima Sheikh Ali Moxamed
Cabdullahi Nuur Yusuf
Sahra Xussen Faarax
Cali Moxamed Calisow
Abdibashi Wehelie
Leila Moxamed Abukar
Abukar Moxamed Abukar
Rahma Maccarone
Zeinab Ali Moxamed
Shermarke Ali Mohamed
Moxamed Ali Moxamed
Caidaruus Ali Moxamed
Shermarke Ali Moxamed
Waaxaan tacsi u direyna reerka oo ka geriyode abihi
sportiska Nuur Xusseen Jeenyo. Waxaan Allah uga
baryeynaa inuu jannada ugu bishaareyo iyo inuu
denbigiisa Allah dhaafo. Sabar iyo Imaan Allah naga
wada siiyo. AAMIIN AAMIIN!!!!!
*********************************************************************
Waxaan halkan Siwadajira Tacsi Ugadiraynaa
Qoyskii iyo Eheladii iyo Sportiga
Soomaliyeed.
Marxuun Nuur Hussen (Jeenyo).
Anagoo Kala ah Abuukar Xasan Afrax (Abooki) iyo Xaaskiisa
Farxiyo Shanle iyo Caruur
Dooda.
AbdiSalaan Ahmed Jimale iyo Xaaskiisa iyo Caruur Tiisa.
Aabe Ahmed Jimale iyo Hoyo Xaawo Ali.
Mahamad Ahmad Jimale iyo Xaaskiisa iyo Caruur Tiisa.
RAhmo Ahmed Jimale iyo Say geeda iyo CAruur Teeda.
Aadan Ahmed Jimale iyo Xaaskiisa iyo Caruur Tiisa.
Cabdulaahi Abuukar
Mudeey iyo Nimco Maxmed Cumar iyo caruurtooda
Waxay Dhamaan Tacsi Gaarsiinaynaa Dhamaan Caruurtii Uuka Geeri
yooday Marxuun Nuur
Hussen (Nuur Jeenyo).
Waxaan ilaah Uga Baryeynaa inuu Janadii Fardowso Kawaraabiyo Aamiin
Aamiin Aamiin.
*********************************************************************
Inaa Lilaahi Wa
Inaa Ilayhi Raajicuun: Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 15/08/2007 si
lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada London, U K. Nuur Xuseen "Nuur
Jeenyo" oo
bahda sportiga Soomaaliyeed u ahaa aabo.
Ururka Ciyaaraha ee Canada (SOSCA) oo uu horumood u yahay
Mohamed Abdikarim
Canter Jeenyo waxaa tacsi u diraayaan dhamaan qoyskii iyo ehladii uu
ka
geeriyooday Macalin Nuur, waxaana Eebe ugu baryeyaan in naxariistii
jano uu ka
waraabiyo. Amiin Amiin.
1. Cantar Jeenyo ahna (Gudoomiyaha Somali Olonbigs North America)
2. Cabdulaahi yusuf Ali ( Gudoomiyaha kubada Cagta ee SOSCA)
3. Xuseen Haji (gudoomiyaha SOSCA)
4. Aadan Dheere (VP.SOSCA)
5. Ahmed Ga'al (GM. SOSCA)
6. Diinay (SOSCA)
7. Xinbil (SOSCA)
8. Saadaq Du'aale (SOSCA)
9. Ahmed Nuur Ganay (SOSCA)
10.Xasan Basal (SOSCA)
11.JIbril (SOSCA)
12.Fanax(SOSCA)
13.Yoonis(SOSCA)
14.Sh. Maxamuud (SOSCA)
15.Bashiir bidaar (SOSCA)
16.Asendo (SOSCA)
17.Naasir Witik (SOSCA)
18.Liiban Sharif (SOSCA)
19.Bulle (SOSCA)
20.Sate (SOSCA)
21.Xasan Xarbi (SOSCA)
22.Anwar (SOSCA)
23.Salaad (SOSCA)
24.Ali Qulub
25.TEAM WINDSOR iyo Manegment
26.TEAM ROCHESTER NY
Dhamaan teen waxaan tacsi udiraynaa eheladii uu kageeriyooday Marxuum
Nuur Hussien (NUUR JEENYO) AAMIIN, AAMIIN.
*********************************************************************
In aa lilaahi wa
inaa ileyhi raajicun
Abuukar Maxamed Sheekh AFwenyne iyo xaaskiisa Yaasmiin Ibrahin
iyo hooyo Sacdiyo Faarax iyo dhamaan reer Maxamed Sheeq ,. dhaman
alle iyo raxma
raximin aabe Nuur Xuseen Abdi (Nuur Jeenyo) marxunka dhintay waxan
alle ugu baryena
in uu u sahlo janadii fardowza aamin,,, aamin,, waxna kala joogna
Somalia iyo kenya iyo Ingiriiska
shawakada ceelbuurnet.com aad ayaan ugu mahadcelinaya
*********************************************************************
Anagoo kala ah
Nuur Muunye Aashito iyo xaaskiisa foos Ahmed Hussein Omar Osman
Hayle (Baadha) iyo xaaskiisa Khadra Hussein Ahmed iyo dhamaan
caruurteena waxaan anagoo aad uga tiraanyeysan tacsi u direynaa
eheladii asxaabtii iyo dhamaan bahda isboortiga soomaaliyeed anagoo
uga tacsiyeyneyna geeridii ku timid NUUR XESEEN CABDI(NUUR JEENYO).
marxuumka waxaan ilaah ooga baryeynaa naxariis janno ehelada iyo
asxaabtana
samir iyo iimaan
*********************************************************************
Bahda Sportiga
xaafadii Cabdi Casiis ( Kaambo Amxaaro )waxeey tacsi tiiraanyo leh u
dirayaan Aabihii Sportiga Soomaliya Marxuum Nuur Xuseen Cabdi (Nuur
Jeenyo ) oo doraad ku geeriyooday magaalada London waxeeyna
marxuumka u rajeeynayaan janadii fardoowsa eleladii uu ka tagayna
samir iyo iimaan.
Waxaa
tacsida diraya
Abdi
M.Abdi ( Ungufe)
A/Razak
Said A/Rahman ( Mento )
Abdulqadir
Jaamac Ali (Gambah)
Tarig Said
( Tarig Igoye )
C/kariin
Maxamed Adan
Burhan
Hussein ( Hanoolaato )
*********************************************************************
''INAA LILAAHI WA
INAA ILEYHI RAAJICUUN''
ANIGOO AH DR.HUSEIN MAALIN SHAACIYE IYO XAASKIISA AMRAN ABDI
CIGAAL WAXAY TACSI UDIRAYAAN GEERIDII NAXDINTA LAHAYD EE KU TIMID .
NUUR HUSIN ABDI (NUUR-JEENYO) QOYSKII IYO ASXAABTII UU KA
GEERIYOODEY MARXUUN NUUR-JEENYO OO KU GEERIYOODEY MAGAALADA LONDON
TAARIIKHDA MARKEY AHEYD 15/8/2007.
WAXAY LEYIHIIN FAMILKII IYO ASXAABTII UU KA GEERIYOODE SAMIR
IYO IMAAN ALAHA KA
SIIYO,ILAAHAY JANADII FARDOWSO HA KA WARAABIYO.
AMIIIN-AMIIIN-AMIII
*********************************************************************
INAA ILAAHI WA
INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaan halkaan tacsi tiirnnyo leh uga diraynaa dhamaan caruurtii iyo
ehelkii uu ka
gooriyooday Abti Nuur Xuseen Abdi (Nuur Jeenyo anagoo kalaha
1) Faadumo maxamuud maxaded (Marey)
2KHadiijo Maxammde Xayle
3) Muqtaar Maxammed Xayle iyo xaaskiisa faadumo Cumar
4) Muxudiin Maxammed Xyale iyo xaaskiisa luul Aadan cali
5) Ismail Mahammed Xayle iyo xaskiisa Deeqo Axmmed Gacal
6)Maryan Maxammed Xayle
Waxaan ilaah uga baryaynaa abtigeen nuur in uu janato fardowsa geeyo
aamiin aamiin aamiin
*********************************************************************
Inaa lilaahi waa
inaa ileehi raajicuun
Dhamaan naadiga Qaran Stockholm & maamulkooda waxaa tacsi u diraynaa
eheladii &
qaraabadadii uu ka geeriyooday Nuur Xuseen Jeenyo oo ahaa Aabe meel
wayn uga yaala
ummadda Soomaaliyeed haday ahaan lahayd mid yar & mid wayn in
samir & iimaan ka
siiyo marxuunkaasina jano eebo ka waraabiyo Aamiin---aamiin---aamiin.
Gudoomiye: Dhicis
*********************************************************************
INALELAHE WA
ENAELEHE RAJECOON
Aniga oo ah KABTAN SHASH KUNA HADLAYO (BAHWEYNTA SPORTEGA SOMALIYED)
MEELWALBO OO EY JOOGAAN ( TACSI) U DERAYA (GEEREDII NAXDINTA LA HEYD)
EE KU TEMID ALAHA HA U
NAXARIISTEE ( AABEHE SPORTEGA SOMALIYA NUR XUSSEN NUUR JEENYO) OO
AHAA RUNTE SHAQSE AAN ANIGA KABTAN SHASH AH SAXIB AAN AHEYN
GEEREDII LAMA FELANKA AHEYD EE KU TEMID
WAXANA BAHWEYNTA SPOTEGA SOMALIYED ELAH UGA BARYAYA IN OO NAGA SIIYO
SAMIR IYO
IIMAAN ASAGA NUUR JEENYO AHNA OO KA WARABEYII JANADII FERDOOSA
AAMIIN QOSKII IYO
EHAKADII OO KA TAGYNA SAMIR IYO IIMAAN AAMIIN
WAXA KALOO HALAKN TACSI IGALA DERAYO OO TAAS LA MID AH QOSKA
1 AHMED MUUSE IYO XAAWA KIIN IYO YONIS SHASH OO EY ISKU SOO BARTEYN
(HELEDINKE
FINLAND) NUUR JEENYO
inta ka dib waxey aheyd ODAYGA NUUR XUSSIN IS ARAGAYNII UGU
DAMBEEYAY ADUUNKA KA
DIB MARKII AAN KU KULANAY MAGALADA HELESINKI
ANIGA KABTAN SHASH AHNA AAN SI GAAR AH U CODSADAY ASAGA OO
JOOGA STOCKLOM IN NUUR XUSSEN IN OO NUUR JEENYO NOOGU
YEMAADA ANIGA IYO ABKOW SI AAN UGA WADA HADALNOAREMAHA SPORTEGA
SOMALIYA ASGA OO NAGA AQBALAY HALKANA NOOGU YEMID WAXEY AHEYDFARXAD
WAXANA MAHDA ISKA LEH ELAH MARKA HORE MARKA XEGANA(CABDI CADE)
OO KU GUULEYSTAY IS ARAGA KAMA DAMBEYSTA AHAA
WAXAA JERA CAJALAD IS ARAGA LAGA DOOBAY OO KU SABSAN KULANKAS IYO
WAXII LOOGA HADLAY (CAJALKASNA ) WAXA DOOBAY MACALIN(SACAD) OO ASAGA
KALA YEMID ( STOCKLOM) WXAANA KU RAJAWEYNAHAY HADAN AHAY KABTAN
SHASH IN EY BAHWEYNTA DAWAN DOONTO HADII ALAHA EDMOALAHA HA U
NAXARIISTO NUUR JEENYO AAMIIN AAMIN AAMIN
wadmahadsan tehiin
kabtan shash
*********************************************************************
Inaa lilaahi wa
inaa ileeyhi raajicuun
Guddiga qaban-qaabada cayaaraha xagaaga Stockholm/Swedan SEUKI
, seuki
international & bahwaynta jecel Sportiga waxay tacsi u dirayaan
dhamaan qoyskii &
eheladii uu ka geeriyooday Nuur Hussein Jeenyo in samir & iiman ka
siiyo
marxuumkaasina jano fardowsa ka waraabiyo. Aamiin-aamiin-aamiin
Ali sheek Maxamed (Ali Gurey)
Hirey Roble
Abdi dhuxul
Ali Baaba
Sacad geedi
Abdi omar Afrah
Muqtaar shuute
Cawad Hassan
Ahmadey
Abdi aziz
Ahmed Dinaanshe
Wali Maalin
*********************************************************************
Inaa lilaahi wa
inaa ileeyhi raajicuun
Dhamaan naadiga Xiddigaha Rågsved & taageerayaashooda waxay tacsi u
dirayaan
qoyskii & eheledaii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee marxuunka
Nuur Xuseen
Jeenyo in ilaahay samar & iimaan ka siiyo jano fardowsana ka
waraabiyo
Aamiin-aamiin-aamiin
Gudoomiye: Abdulahi Ali Qoslaaye (Carabeey)
Tababare: Ali Hassan (Ali valdo)
Tababaraha 2aad: Guleed Abdule
Xoghaynta naadiga: Bile Muse
Abdisalaan Salah
Abdi walaalo
Abdi wali Mursal
Abdulkadir (Qaadiro)
Romario
Mohamed Cartan
Siciid Timacase
Dhuudhi
Yaasiin (Nucmaan)
Liibaan dheere
Xaaji
ex.tababarihii 2006 Siciid dheere
ex.tababarihii 2004-2005 Wali maalin
Mubaarak Heybe
Garaad Mahamud
Mahamud Mahadale
Roble
Ahmed Ciise
Abdi rahman xuble
*********************************************************************
ANIGOO AH AXMED
DHEGACADE WAXAAN TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAA DHAMMAAN REERKII IYO
EHELEDII UU KA GEERIYOODAY NUUR XUSEEN CABDI-NUUR JEENYO OO XALAY KU
GEERIYOODAY MAGALADA LONDON EE DALKA INGIRIISKA WAXAANA ILAAHEY UGA
BARYAA INUU JANNADII FARDOWSA KA WARAABIYO------AAMIIN---AAMIIN
*********************************************************************
Asalama calaykum
wr wb
Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaan halkan tacsi ugu soo diraynaa dhamaan ehelka iyo qaraabadii uu ka
geeriyooday allaha u naxariistee marxuum Nuur Xuseen Cabdi
(Nuur Jeenyo) aabbahii sportiga soomaaliyeed.anagoo kala ah dadka hoos ku
xusan.
Xaji Maxamed Axmed (Canjeero) iyo dhamaan reer Canjeero
Eng. C/laahi Maxamed Axmed Canjeero iyo afadiisa Samsam xuseen
Cumar Maxamed Axmed Canjeero iyo xaaskiisa Sahra Dhagey
Xalimo Maxamed Dibad ( Jakaay )
Yaxye Nuur Caraale iyo
Afadiisa Nuurto Ugaas
C/raxman Cabdulle Cali (Sparamuto) iyo xaaskiisa Aamino Xasan
C/Fitaax Cali Sabriye (Dacar) iyo xaaskiisa Ubax Baajiyo
Shaacir Cali Culusow iyo xaaskiisa Saciido
waxaan Allaah ugu baryeynaa dhamaanteen in uu naxariistii janada siiyo
eheladii
iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo amin
amin amin.
*********************************************************************
Aniga kasoo
hadlaayo magaalada Örebro,
kuna hadlaayo bahda sportiga örebro,waxaan u tacsiyeynaa
aabaha sportiga soomaaliyeed marxuun Nuur Huseen Abdi(nuur jeenyo)
waxaan tacsiyeyna caruurtiis iyo eheladiisa.
waxaan u tacsiyeynaya:
1)karur cabdikariim ahmed
2)mumina macalin
3)nasra m cabdikariim
4)osman m moalin (gardhuub)
5)meymuun sheihk mahamud
6)nasradiin hassan ahmed (dhegacade)iyoxaaskiisa safiyo galbey
7)abdikassim adawe (dalabey)
8)mahamud abdi xaashi
9)abdi nuur ali iyo xaaskiisa nastexo ahmed
10)khadra ahmed hassan
waxayna ilaahey uga baryaayaan in ilaahay janada ka waraabsiiyo
eheladiisan samir ilaahay ka siiyo
lin908@hotmai
*********************************************************************
Anigoo ah Nur Maye
Osman, ahaana 1997 ilaa 2001 xoghayaha Xiriirka
Soomaaliyeed ee Kubadda Gacanta, haatana ku sugan London, waxaan
halkan tacsi murugo
leh uga dirayaa Alaha u naxariistee Aabaha Cayaaraha Soomaliyeed Mr
Nur Xuseen
Cabdi "Nur Jeenyo" oo shalay ku geeriyooday carigan Ingiriiska.
Waxaana leeyahay bahda cayaaraha alle samir iyo iimaan ha inaga wada
siiyo,
ehaladii iyo qaraabadii, asaxaabtii uu ka tagayna samir buuxda,
isagana
Janadii Fardowso Alaha ka waraabiyo AAAMIIINNN
*********************************************************************
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, dhamaan
bahweynta sportiga iyo Somalida ku nool wadanka Danmark
waxeey tacsi tiiranyo leh halkaan uga
diirayaan
dhamaan
eheladiisa meelkasta oo ay joogaan geeridii ku timid allaha u
naxariistee Aabihii Sportiga Soomaaliyeed Nuur Xuseen Cabdi (Nuur
Jeenyo) xalay oo taariikhdu ahayd 15/08/2007 si lama filaan ah ugu
geeriyooday magaalada London UK.
-
Cali Cusman Xeyle
(Ali Buuji)
-
Nuur Suufi Maxmed (Nuur
Gaab)
-
Cabdullaahi Shaacir
-
Maxamed Cali (Guduudow)
-
Cabdikarim Muse
Faarah
-
Seylac Axmed Xuseen
-
Maxamed Cabdulle
Maxamud (Diite)
-
Salaad Bikalo
-
Bashiir
Cabdullahi Xaji
-
Cabdullahi Khaliif
Fiiqow (Siite)
-
Maxamud Sacid
Cusman (Surka)
-
Abdiwahab Hassan
Ahmed (Abdiwahab Dheere)
-
Siid Ali Cumar (Jalbe)
-
Mahad Axmed Diireye
-
Cali Cadaani (Ali
Malmo)
-
Mohamed Guled
(Frank)
-
Jamaal Cabdullahi
Cali
-
Muumin Cali Afrax
-
Nuur Cali (Nur
Adunyo)
-
Maxemd Shukri
-
Cali Kalaay
-
Maxamed Cabdulaahi
Xaaji (Omaar)
-
Khaalid Sheekh
Xuseen (Macalinka)
-
Maxamed Aboor
-
Axmed Sheekh
(odooto)
-
Cabdulaahi Cali
cabdi (Ganey)
-
Shariif Maxmed
-
Abdi Muumin
-
Aweys Maxamed
Dhiblaawe
-
Cabdiwali Cusman
Jimcaale (Siyaasi)
-
Yuusuf Cabdullahi
Sheekh (Shabeele)
-
Cabdirashid
Cabdulle Maxmed (Cadraac)
-
kenadiid Cabdi
Dahir (Kolding)
-
Xasan Adan Xaaji
Yabarow (Xasan Wiish)
-
Cumar Xuseen Mooge
Marxuumka ayaa waxaa
ilaah ugu baryaynaa janadii fardoowso, intii uu ka tagayna samir iyo
iimaan Allah ka siiyo. Aamiin , Aamiin , Aamiin
*********************************************************************
TACSI: INNAA
LILLAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUNWAXAAN UGA TACSIYADEYNEYNAA
GEERIDII NAXDINTA LEHEED EE KU TIMID ADEER NUUR XUSEEN CABDI ANAGO
KALA AH :Safiya
cabdullaahi macallinXuseen yuusuf absuge (AAROW)Maryan cabdullaahi
macallinNuux
cabdullaahi macallinSahro cabdullaahi macallinQadiijo cabdullaahi
macallinSahro
muxudiin maxamamedCabdiraxmaan macallin xasan (ugaaska)
*********************************************************************
Reer Finland
waxaan halkaan tacsi ugu direeynaa allaha u naxariisto nuur xuseen
cabdi " nuur jeenyo"
Axmed Cabdullahi imad
Maxamed cismaan daamey
yaasiin cabdi raage
ciise xasan jeyte
Maxamed cisman juujuule
Cumar
jamac
Maxamed cali yaanyo
Daahir macalin’
Daahir mire colaad biir
Cabdi
kariin gurey
cabdi caagane cumar
c/laahi maxamed salxaan "eenownuur
shariif saadaq ilka case
cabdi fitik
bashiir cabdi daahir
aweys axmed warsame
Maxamed axmed warsame
Cabdisuleiman
ciisediin celmi
maxamed xasan tifoow
cusmaan cabdi jeelle " hudheey
maxamed cali "idiix"
abuukar nuune
mustaf axmed caalin
maxamed taneeti
maxamed salaad "kambaala
c/qaadir nuur fiidoow
macalin baruuko
c/qaadir qooje
ibraahim jaangoan
Bile Axmed diriye
Abdirahman shuuriye
Inaa
Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
*********************************************************************
Inaalilahi wa inaa illah lajicuun
waxaan halkan ugu tacsiyeyneynaa eheladi & qarabadi uu kageriyoodey
marxuum
nuur xuseen nuur jeenyo oo ah abaha sportiga somaliya
anigoo ah abdullahi mohamed ali (yariisow)
anab ahmed abdulle (casuur)
mahad ahmed abdulle(casuur)
ruqiyo elmi
qadijo galbeyte
abdullahi elmi abdullahi (yare)
xasan ali (ulux)
abdi elmi
fadumo mohaded ali
deeqo abuukar (ganeey)
sahro xuseen xasan
deeqo xuseen xasan
maika mohamed nuur
abduqadir mohamud mohamed
bashiir baare
mulki aadan daameey
abdi ahmed sheeq (baskit)
& dhamaan koxda kubada cagta ee Götenborg
gudomiya mohamed (diini)
abdirahim (fagte)
macoow mahamed xasan
waxaan illah ugu baryeynaa in uu janadii fardose kawarabiyo
aamin aaamin aamin
*********************************************************************
Anagoo kala ah
HOOYO MUUMINA SHEEQ
CABDINASSIR ALI COSOBLE IYO XAASKIISAM CADAR M OLOWN IYO CARUURTOODA
FAANTO CALI COSOBLE IYO ODEYGEEDA MAXAMED SHEEQ
SHUKRI CALI COSOBLE IYO ODEYGEEDA LIIBAAN AHMED SHEEQ
RUQIY CALI COSOBLE IYO ODEYGEEDA SUUXAAYE
DAA,UUD CALI COSOBLE
IYO DHAMAAN REER CALI COSOBLE
WAXAAN TACSI U DIREYNAA
ANGOO KA TIIRAANYEYSAN GEERIDII NAXDINTA LAHEED EE KU TIMID AABAHA
ISBOORTIGA
SOOMAALIYA ADEER NUUR XUSEEN NUUR JEENYO WAXAANA ILAAH
UGU BARYEYNAA
INUU JANADII FARDOWSA KA WARAABIYO EHELADII IYO QARAABADII UU
KA GEERIYOODAYNA
SAMIR IYO IIMAAN ALAHA KA SIIYO AMMMMINNNNN
INAA LILAAAHI WA INAA ILEEHI RAAJICUUN
*********************************************************************
Anagoo kala ah
Hooyo muumino sheeq cali
cabdinassir cali cosoble iyo xaaskiisa cadar maxmuud colow iyo
caruutooda
ruqiyo cali cosoble iyo odeygeeda cabdulahi suuxaaye
faanto cali cosoble iyo odaygeeda maxamed sheeq
shukri cali cosoble iyo liibaan axmed sheeq
daa,uud cali cosoble
iyo dhamaan reer cali cosoble
waxaa anagoo ka tiiraayeysan tacsi i direynaa adeer nuur xuseen nuur
jeenyo geeerida
naxdinta laheed ee ku timid waxaana ilaah ugu baryeynaa inuu jandii
fardowsa ka
waraabiyo eheldii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo
iimaan alaha ka
siiyo amiiiiiiiiiin aaaammmmmmmmiiiiiiiin
*********************************************************************
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Anigioo ah Eng Belyaan Timacade kuna hadalaya magaca jaalliyadda
somaliyeed ee
magaalada leicester( UK) waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan ummadda
Somaliyeed , gaar
ahaan bahda isboortiga somaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka
geeriyooday Aabe Nur
hussein nuur jeenyo, waxaana eebe uga baryeynaa naxariis iyo janatu
al fardowsa
Aamiin Aamiin.
*********************************************************************
INAA LILAAHI WA ILAA ILEHI
RAAJICUUN
waxaan salaamayaa dhamaan bahda sportiga iyo shaqalaha webside
ka www.ceelbuurnet.com
salaan kadib magacaygu waa c/qaadir yaasiin c/lle gorod waxaan
fursadaan qaligaa ah
oo ay nasiiyeen bahda websideka www.ceelbuurnet.com
waxaan uga tacsiyay nayaa
eheladii iyo qaraabadii u kageeryooday halyeygii sportiga
somaliyeed Marxuun Nuur
Xuseyn Cabdi "Nuur Jeenyo" waxaan leehay samir iyo iimaan
allaha naga siiyo
dhamaanteen waxuu ahaa aabihii sportiga somaliyeed
asagana janadii fardowso
allaha ka waraabiyo AAMIIN AMIIN
WASALAMU CALEYKUM WARAX MATULAHI WABARAKATU
BY C/QARIR YASSIN
C/LLE GOROD (NUSKA)
GOROD8@HOTMAIL.COM
*********************************************************************
1)Dr.Cali
Cusmaan Cali
2)Ibraahiim Suudaani
3)Maxamed Xasan Qolof
4)Khaliif Riiko
5)Aweys Fundi
6)Cusmaan Bruno
7)Caydiid Jeenyo
8)Cabdicasiis Axmed Mahdi
9)Cabdulaahi Kolombo
10)Axmed Carab
11)Axmed Daahir Axmed
12)Cabdulqaadir Sheekha
13)Cabdulqaador Madaxey
14)Maxamuud Ciise
15)Cabdulaahi Xersi
16)Axmws Cabaas
17)Cali Mataan
18)Isaaq Dheere
19)Cusmaan Xalane
20)Amiin Caamir
21)Yaasin Abukar Cariif
22)Indhacaad
23)Cabdi Warsame
24)Cabdicasiis Giftin
25)Cabdi Kaafi
26)Cali Yuusuf
27)Cabdulaahi Dheere
28)Cabdirashiid Blastiko
29)Ciise Soomaaliita
30)Aweys Horseed
31)Sucado Diiriye
32)Safiya Caddey
33) Sahra Xusen Xasan
34)Axmed Weli
35)Maxamed Cabdi Cawad(GEES)
36)Maxamuud Yuusuf
WAXAAN DHAMAAN AY TACSI U DIRAYAAN UMMADDA SOOMAALIYEED GEERIDII KU TIMID
NUUR XUSEN CABDI AABAHII ISBIIRTIGA SOONALIYED IYAGO ILAAH UGA
BARYAYO IN UU JANADII KA WARAABIYO
*********************************************************************
Inaa lillahi wainaa ileyhi raajicuun
Anigoo ah maxamed cali ulux iyo dhamaan qoyska reer cali ulux waxa aan
halkan
tacsi tiiraanyo lehuga direynaa dhamaan ilmo nuur xuseen iyo
eheladii iyoqaraabadii uu ka geeriyooday nuur xuseen cabdi nuur
jeenyo aabihii sportiga somalia .
waxaanailaah uga baryaayaa janadiifardowso ln ilaahey ka
waraabiyo,anaga iyo dhamaan
umada Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo
aamiin aamiin aamiin
*********************************************************************
Anaaliliaahi WA. Anaa ilahayhi
raajucuun
Cayartoyga iyo gudoomiyaha kooxda Sukao-Bergen,Norway Ciise
Maxamed
Cabdikarim waxaay tacsi u diraynaa Bahda sportiga Soomaliyeeda iyo
eheladii
geeradii Ku timaaday Aabihii sportiga Soomaliya Nuur Xuseen
Cabdi(Nuur
Jeenyo)
Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii Fardowso ilaahay geeyo
Amiin
Aamiin.
Anagana ilaahay ha naga siiyo samir iyo ii maan.
*********************************************************************
ACWW,
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
GEERIDU WAA XAQ
Annagoo ah bahda sportiga ee Kanava Finland waxaan tacsi u direynaa
Aabbaha sportiga Soomaaliyeed Nur Hussein Abdi (Nur Jeenyo) oo ku
geeriyooday London, dhammaan qaraabadii iyo eheladii uu ka
geeriyooday
samir iyo iimaan Eebbe ha ka siiyo, isagane Jannatul Fardowsa ha ka
waraabiyo
(Aamiin)
1. Bashir Abdi Dahir
2. Abdulkadir Ahmed Nur
3. Mohamud A/rahman Musse
4. Ibrahim Ahmed Takar (Jaangool)
5. Abdi Cagane Omar
6. Mohamed Ali Yaanyo
7. Dahir Moalin Mohamud
8. Ibrahim Jimale Abdi (Buruko)
9. Abdi Fitik
10. Omar Dhagawayne
11. Daadow
12. Sareedo Ibrahim Wardheere
13. Cambaro Mohamud Siyaad
14. A/llahi Mohamud Salxaan (Enow)
15. iyo inta kalaba.
Walaalkaa
Bashir Abdi Dahir
Helsinki, Finland
.
*********************************************************************
ILAAH BAA INA LEH
ISAGAANA U WADA NOQONEYNAA
(INAA LILAAHI WA
INAA LILAAHI RAAJICUUN)
Waxaa habeenimadii khamiistu soo
geleysey ku geeriyooday wadankan Ingiriisk (UK) Aabihii Isboortiga
Soomaaliyeed, Odaygii bulshadda iyo Umadda Nuur Xuseen Cabdi (Nuur
Jeenyo). Ugu horayn anigoo ku hadlaya magaca Bahweynta Isboorti,
Gaar ahaan Kubadda Kolayga waxaan tacsi u direynaa ubadkiisa,
Ehelkiisa iyo Inta faraha badan oo uu noloshooda soo taabtay.
Iyadoo aan la soo koobi Karin dadka
jecel iney tacsi-da diraan waxaan jecelnahay inaan xusno qaarkood,
sida:
-
Mawliid Macaani (Wasiirka Isboortiga Qaranka Soomaaliyeeed)
-
Ahmed Cabdi Dahir (Shell)
-
Aadn Xaaji Yabarow (Wiish)
-
Dr. Cali Cusmaan Cali
-
Cabdiraxmaan M. Guhaad (Shiino)
-
Cabdulqaadir Isoomarey
-
Xasan M. Faarax (Macalin John)
-
Maxamed Sheikh Abdi (Weli)
-
Cusmaan Xarash
-
Cusmaan Sheis iyo Xaawo Axmed (Xaawo Taako)
-
Maxamed Xaaji Cali
-
Cabdulqaadir Garweyne
-
Cabdijabaar M. Iimaan
-
Cabdalle Wadani
-
Axmed xirsi Cabdulle (Bile)
-
Da’uud Axmed Dheere
-
Axmed Daahir Axmed
-
Cabdi Maxamed Maxamuud (Cabdi Xalwo)
- Faarax
Jaamac Noor (Oday)
-
Cabdi Dheere
-
Abuukar Maxamed Axmed (Shiino)
-
Cabdiqani Jeenyo
-
Axmed Xaaji Nuur Cabdulle
-
Cabdulqaadir Xaaji Diiriye
-
Dhamaan Bahda K.Kolayga Sweden
-
Cumar Cabdulqaadir Baarajab
-
Siciid Jaamac Cali (Qoorsheel)
-
R.K Somalita
-
Cabdiraxmaan Saalax Cabdi (Matite)
-
Bashiir Gurey
-
Garsoore Gocoso
Iyo in aad u fara badan oo duruuftu
noo saamixi weyday in aan halkaan ku soo wada qorno.
Bahda K. Kolayga
*********************************************************************
Waxan marka horay salamaya bahda
Ceelbuurnet.com Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi
Raajicuun?
marxunka dhintay runti waa aabe hi kubada cakta o marna la ilawin
karin alle waxan
ugu baryena in u usahlo janatul fardosa Nuur Xuseyn Cabdi jeenyo
alle iyo raxma
raaximin walala ha u aabe nuur u gadhinte alle raxma raaximin aniga
o ah abdi rashid
abukar cutuli iyo aabe abukar cutuli o u dirayo tacsi markunka
eheladisa walalayan
mel walba aad jogtan alle iyo raxma bahda dayniile waad
mahadsantihin walalayan
idinkane
*********************************************************************
Bahda Isboortiga ee gobolka
Minnesota,waxaa ay tacsi u dirayaan Aabihii
isboortiga Soomaaliyeed Nuur Xuseen Cabdi (Nuur Jeenyo)oo ku
geeriyooday
London..Waxaana ay Allaha awoodda badan uga baryayaan inuu
naxariistii janno
ka waraabiyo ,qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna samir &
iimaan eebe
ka siiyo(AAMIIN).
Waxaa tacsidan diraya dadka hoos ku xusan:
1) Cabdi Cali Macallin -Guddoomiyaha Isboortiga gobolka
Minnesota
2) Macallin Ibraahim Suudaani
3) Macallin Qariidi
4) C/qaadir Xaaji Daahir (Shiikha)
5) C/qaadir Yuusuf Ciise(Madaxey)
6) Axmed Daahir Axmed
7) Maxamuud Ciise Faarax
8) Maxamed Isaaq (M-Dheere)
9) Nuuraddiin Cali Saciid
10)C/risaaq Saciid (Marshaale)
11)C/raxmaan Cawaale (Aamaan)
12)C/llahi Moorgan
13)C/llahi Afrika
14)C/casiis Biixi
15)Cali Ganey
16)C/qaadir Xaashi (Dalmar)
17)Cali Ganey
18)Cabdi Yuusuf
19)Cawaale Geedi Raage
20)Cali Japan
21)Idiris Ibraahim suleiman
22)Cismaan Bile
23)Cali Xaaji
24)Sharmaarke C/llahi
25)C/casiis Cabdullahi
26)Gani Nuur
27)Deeqo Awil
28)Fartuun Cismaan
29)Nimco Axmed
30)Xaawo Hiiraan
31))Maryan Nuur
Waxaan idiinka codsanaynaa inaad tacsidaasi noo soo daabacdaan
Mahadsanidiin
Shiikha K/Koleyga Ex Naadigii Badda
*********************************************************************
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI
RAAJICUUN
Magaceygu waa Cabdulqaadir Maxamad Cali degan dalka Norway,
Waxaan halkan ugu
tacsiyeynayaa saaxiibadayda marna walaalahayga qaaliga ah Axmed Nuur
Xuseen Cabdi (
jeenyo ) , Maxamuud Nuur Xuseen Cabdi ( jeenyo ) iyo dhamaan
qaraabada iyo ehelada
uu ka geeryoodey Alaha unaxriistee aabaha isboortiga soomaaliyeed
aabe Nuur Xuseen
Cabdi ( Nuur Jeenyo ).
Waxaan ILAAH ka baryayaa inuu samir iyo imaan naga siiyo,
marxuumkana waxaan ILAAH
uga baryayaa in uu naxriistii jannada uu ka waraabiyo aamiin
aamiin.
Cabduqaadir.
*********************************************************************
(inaalilaahi wainaa ilayhi
raajicuun)
anagoo ah jaaliyada dhaliyarada jönköping sweden
kala ahna
gudoomiyaha jaaliyada mahad xusen cilmi, gu.ku.xigeenka liibaan
maxamad
dhiblaawe,adan maxamad ibraahin xubin,mahdi geedi xubin,anwar
maxamad dhiblaawe
xubin,iyo dhamaan dadka madleemka ka ahjaaliyada dhalinyarada
soomaaliyeed ee
jönköping(sweden) iyo bahda isboortiga ee jönköping waxay tacsi
tiiraanyo leh u
dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday aabaha isboortiga
soomaaliyeen
nuur jeenyo gaar ahaan wiilkiisa cabduqadir (siisoow)marka labaad
bahda isboortiga
soomaaliyeed marka sadaxaadna dhamaan bahwaynta soomaaliyeed meel
walba ay joogaan
waxaana ilaah uga baryaynaa in samir iyo iimaan naga siiyio asagana
ilaah ugu
bishaareeyo janada firdoowsa anaga gadaashiis alle nafidnayn aamiin
aamiin
*********************************************************************
Anigoo ah Abdi hasan/ nu huutaan/waxaan
tacsi udirayaa laacibkawayn ee
soomaaliyeet/ nuur jeenyo /alaha u naxariisto janada alaha ka
waraabiyo
ahaladiisana samair alaha ka siiyo
*********************************************************************
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi
raajicuun
anagoo ah bahda ispoortiga ee örebro
waxa aan tacsi u direeynaah qooyskii iyo dhamaan dadka
soomaaliyeed ee uu ka
geeriyooday aabihii ispoortiga soomaaliyeed
marxuum nuur xuseen cabdu nuur jeenyo
anagoo kala ah
1 cabdirashiid cabdullaahi maxamed nuune
2 mustaf siyaad raage
3 cabdi salaan siyaad raage
4 cabdullaahi hiloowle
mahad cali ilkacase
5 mahad juuni
6 cali wardhiigleey
7 maxamed xaaji cabdullaahi aweys
8 aweeys baarmo
9 nasrudiin
10 cabdiraxmaan laba ilig
11 sadiiq
ibraahim seego
cismaan yahaye ajiike
kadileiyo dhamaan bahda ispoortiga ee örebro
waxa aan leenahay aabaheen oo ahaa aabihii ispoortiga soomaaliyeed
ilaaheey samir
iyo iimaan hanaga siiyo asagana janadii fardoowso aheeyd
ilaaheey ha geeyo
*********************************************************************
ANIGOO AH WERIYE CABDULAHI NUR
KOLOMBO MUDO DHEER KA TIRSANAAWERIYEYAASHA IADAACDII RAADIYO
MUQDISHO GAAR AHAAN BARNAAMIJKII CIYAARAHA SANADAHII 1980-1990 KA
SOO SHAQEEYEY AYAA ANIGAI YO SAAXIBKEY AXMED NUUR XASAN CARABOW OO
WADANKA SOUTH AFRICA JOOGA WAXAAN TACSI GAARSIINEYNAA DHAMAAN BAHDA
ISBOORTIGA SOMALIYEED MEEL KASTA OO AY CAALAMKA KA JOGAAN WAXAANA SI
GAAR AH TACSI U GAARSIINEYNAA QOYSKII IYO EHELADII UU KA GEERIYOODEY
ALAHA U NAXARIISTEE AABAHII ISBOORTIGA SOOMALIYEED NUUR XUSEEN CABDI.
NUUR JEENYO
*********************************************************************
Anigoo kale ah
salaad ahmed mahamuud calaahi,ahmed mahmuud
cismaan nuur mahmuud , cali nuur mahmuud , yaasiin nuur
mahmudd .muuse nuur
mahamuud . mahmed xuseen mahmuud .nuur qadar mahmuud
falasiin qadar
mahmuud muuse ahmed xasan qayla quute mahmed cabdulle
mahmed abgaloow
dhamaanteen waxaan tacsi tiiraanyo lae u diraynaa aabihii
isbortiga
soomaaliyeed qaas ahaan naadigii jeenyo iyo qoskii
uu ka geeriyooday
waxaan leenahay sabar iyo iimaan allaha naga siiyo umada
soomaaliyeedna
sidoo kale ayaan leenahay isagana illaah naxariis
jano allaha ka siiyo
qabrigiisa amiin
*********************************************************************
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi
Raajicuun: Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 15/08/2007
si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada London NUUR
HUSSEIN ABDI ( NUUR
JEENYO). oo bahda sport ga soomaaliyeed u ahaa aabo. Illahay janadii
fardowso ha
ka warabiyo familkiisa ,qarabadiisii iyo asxaabtiisi samir iyo
iman alaha ka
siiyo Amiin Amiin. Abbe nuur waxa uu ahaa halyey waqtigiisa qaliga
ahaa u huray
horumarinta sportiga soomaliyed waxa uu kaalin aad u wayn ka soo
qaatay kaga jiray
horumarinta cayaaraha dalka waxa uuna jagooyin fara badan ka soo
qabtay sportga
dalkeena asagoo aad loogu xasuusto kaalintii uu ka soo qaatay sare u
qaadida
awoodda kooxdii Jeenyo "LLPP" oo uu muddo aad u dheer ka ahaa
guddoomiyaha
kooxdaasi.
Amiin Amiin. waxa tacsidaan tiranyada leh u dirayo bahad sportiga UK
1. Ahmed Abdi Dahir (Sheel)
2. Ahmed Nuur
(Seeyga Ruushka)
3. Cumer Ganjab
4. Canter Jenyo
5. Shiino Guhaad
6. Macalin John
7. Dahir Gacamey
8. Daysane
9. Mohamed Buube
10.Mohamed Malin Iman
11. muruudi Abati Abanuur
12.Sakariye Baliile
13.Ahmed Bile
14.Abdullahi Ali Sheikh-don(Aliyow)
15.Abdullahi Ereg (Xaaji jenyo)
16.Mohamed Isse Ali (Digeeye)
17.Dahir Abdullahi Kulmiye (Barakat)
18.Kamal Hersi
19.Abuukar Gaab
20.Abdullahi dhumaye
21.Baafo
22.Ali Habad (Ali Shabeel)
23.Dr Dahir Huunshey
24.Yasin Jeey
25.Mohamed Haji (Mohamed Dheere)
26 Abdullahi Sheikh Ali (Abdullahi Wayne)
27.Abdulqadir Warsame Rooti (Madaxeey)
28.Bahiir Hassan Haji
29.Bashir Indha Buur
30.Mohamuud Hassan Haaji
31.Abdoow Tarambi
32.Omareeto
33.Sheikh Muqtaar Shuute
Abbe nuur ma ahan aabe la ilaawi karo ilahayoow janada fordowso ka warabi
Amiin
Amiin
|