|
|
|
Allaha u naxariistee
Aabihii Sportiga Soomaliya Nuur
Xuseen Cabdi ( Nuur Jeenyo ) ayaa xalay
ku geeriyooday magaalada London |
|
|
|
Allaha u naxariistee Aabihii
Sportiga Soomaaliya Marxuum Nuur Xuseen Cabdi ( Nuur Jeenyo ) ayaa
xalay wuxuu ku geeriyooday garoonka diyuuradaha StanStead oo ku
yalaala duleedka magaalada London halkaasoo uu ka soo laabatay
safaradii Sportiga ee uu ku tagi jiray wadadamada Sacandinavianka oo
uu ka qeyb galay cayaarihii xagaaga ee ka dhacayey dalalkaa isagoo
xalayna ka soo duulay dalka Norway kuna sii jeeday magaalada London
oo uu marxuumku degenaa.

Ma aha wax hal maqaal lagu soo
koobi karo waxqabadkii marxuum Nuur Jeenyo uu ka soo qabtay
kobcintii Sportiga dalkeena balse waxaan isku dayi doonaa inaan
maqaalkan ka xiga aan soo diyaarino taariikhdii iyo waxqabadkii
Sport ee marxuum Nuur Xuseen Cabdi ( Nuur Jeenyo)
Nuur Xuseen oo maamul sare ka soo
qabtay Sportiga dalka marna ahaan jiray guddoomiyaha kooxda Jeenyo
ayaa maamlmihii ugu danbeeyey noloshiisa ayuu marxuum Nuur Xuseen
kumanaan kun oo Soomali ah kala qeyb galay cayaarihii xagaaga ee ka
dhacayey Stockholm iyo waliba Helisinki isagoo marwalba isku dayay
inuu ka muuqdo meel kasta oo ay dhalinyarada Soomalida ah tartan ku
qabsadaan.
Marxuumka ayaa waxaa tacsi gaar ah
u diraya shabakaddan warbaahinta Ceelbuurnet.com boggeeda Sportiga
waxaa sidoo kale tacsi u diraya bahweynta Sportiga ee magaaladan
Stockholm iyo qaraabada marxuumka oo ay ka mid yihiin.
Aabaha Sportiga magaladan Stockholm
Cabdulaahi Cali Qoslaaye ( Carabeey)
Macallin Giftin
Sacad Cumar Geedi
Bashiir Jeenyo
Sabriye Gaabow
Cabdi Cadde
Cabdulqadir Isaaq
Axmed Saalax Diinaash
Cawad Xasan
Daahir Jeeyte
Maxamed Muuse
Cabdi Cumar Afrax
Abuukar Cabdulle ( Dhabareey )
Xaaji Ereg
Cali Sheekh Maxamed ( Cali Gureey )
Wali Maalin Shaaciye
Xiireey Axmed Rooble
Cabdi Qani Caalin
Cabdi Casiis Daalo
Cabdi Dhuxul
Yoonis Galbeeyte
Abuukar Caato
Cabdicasiis Sandheere
Cali Baaba
Xamdi Sheekh
Axmadeey
Guddomiye Dhis
Maxamed Mukhtaar
Siyaad Barre
Amiin
Cali Cadde
Maxamed Cabdulaahi
Warsame Oday
Oorso
Cali Dj
Rooble
Khalid Caddani
Cartan
Caydaruus
Burahaan hanolaato
Cabdinasir Haruuse
Akookow
Khadiija Maxamuud Cali
Ismahan Cabdulaahi
Xaali Cabdulaahi
Cali Nuur Garaash
Cali Jii
Cabdirasaaq Jubba
Maxamuud
Abuukar Madobe
Khaliif Cali Qoslaaye
Maxamed Xuseen Barre
Cabdi Karim Rooble
Cartan Dhiblaawe
Axmed Dhagacadde
iyo intii aan magacooda halkan ku
xusneeyn oo bahda sportiga iyo qaraabadaba ka tirsan.
Ogeeysiis Bahda Sportiga ee ku
sugan dalalka kale ama cidii dooneysa ineey marxuumka tacsi u dirto
ha ku soo hagaajiso
admin@ceelbuurnet.com
Cabdi Cumar
Afrax
Stockholm
|