|
Ururweynaha SEUKI oo tahniyad u diray Mr
Xiirey Axmed Rooble oo wiil ugu dhashay
magaalada Stockholm |
|
|
|
Dhamaan xubnaha uu ka kooban yahay
ururweynaha SEUKI , Odayaasha ururrka iyo dhamaan bahda Sportiga
magaalada Stockholm ayaa waxeey tahniyad u dirayaan Xiireey Axmed
Rooble oo ka mid ah masuuliyiinta ururweynaha SEUKI oo uu wiil ugu
dhashay 10 bishan magaalada Stockholm.
Bahweynta Sportiga magaalada Stockholm
ayaa waxeey reerka wiilka ku soo saaiday u rajeeynayaan farxad iyo
raynrayn wiilka yarna waxeey ilaah uga baryayaan inuu noqdo kii
dalkiisa , dadkiisa ,iyo diintiisaba anfaca Amiin Amiin Amiin
Dadka tahniyadda diraya ayaa waxeey
kala yihiin.
Sacad Cumar Geedi
Cawad Xasan
Cabdulqadir Cabdulle (Cabdi Cadde)
Sabriye Gaabow
Cartan
Cabdiraxmaan Sheegow (Shuute)
Cabdi Cumar Afrax
Cali Gureey
Wali Maalin
Cabdi Dhuxul
Caydaruus
Maxamed Idan
Faysal Makaraan
Axmed Gaceeyte
Axmadeey Sheekh
Cali Baaba
- News Editor
- Ceelbuurnet.com
- admin@ceelbuurnet.com
- Muqdisho
|