|
Bahda Sportiga Sweden oo tacsi u diraya guddoomiye Abuukar
Adan Deeqow ( Boss Caato )
|
Dhamaan bahda Sportiga Sweden ayaa iyagoo ka tiiranyeeysan
waxeey tacsi u dirayaan guddoomiyaha ururka SKIF Abukar Adan Deeqow ( Caato
) oo hooyadi ku geeriyootay magaalada Beledwene .
Tacsidan oo ay dirayaan dhamaan bahweynta Sportiga Sweden ayaa
waxaa sidoo kale si gaar ah u diraya uruweynaha SEUKI , dhamaan xubnaha
ururka SKIF , maamulda ururada waaweeyn ee Benaadir , Xiddigaha Rågsved ,
Qaran , Jeenyo , Iftin oo dhamaan ah ururo sport oo ka dhisan Stockholm.
Marxuumadda ayaa waxaan ilaah uga rajeeyneynaa janadii
fardoowso intii ay ka tagtayna samir iimaan . aamiin
News Editor
Ceelbuurnet.com
admin@ceelbuurnet.com
|