Sosca oo qabatay xafladii
sanadguuradii 8 sideedaad. |
|
|
|
Waxaa xalay oo bishu aheyd Nov
23, 2009 Sosca qabatay xafladii shanadeedka. Xafladaas oo lagu
qabtay Days Inn ku yaal Weston. Toronto. Waxaa ka soo qeybgalay
Rugcadaayadiii ciyaaraha iyo dhalinyarada hadda ciyaarata iyo waliba
qabqaabiyaasha ciyaaraha xagaaga. Xafladaa oo si wacaagsan loo
agaasimay, Waxaa aayado quraan ah ka akhriyey Gacal, Gudoomiyaha
Sosca oo mahadceliyey dadkii xaflada ka soo qeybgalay. Una sheegay
in ay lagama maarmaan tahay in ciyaaraha ay meel lagu qabto, waxaa
kaloo hadlay sheegayna gudoomiye kuxigeenka Cabdulaahi Yusuf, Salad
Guuleed, iyo Axmed Kulmiye oo u mahadceliyey marti sharafkii xaflada
ka soo qeybgashay, ku baraarujiyey in midnindau ay tahay shay qaali
ah, loona baahan yahay in ciyaaraha hal meel lagu dhigo. Waxaa xusid
u baahan ciyaartooydii hore oo ay ka midyihiin.
Macalin Tuke, Bruno, Oowbaare,
Mukhtar Cuti, Libaan Gabebeyre, Xassan Xarbi, Xassan Kaabagalas,
Baashi,
Waa tan hoos ku
qoran dadkii shahaadooyinka la gudoonsiiiyey;
|
** Appreciation Certificate ** |
|
1. Abdulkadir |
Botan |
“Isoomareey” |
|
|
2. Abdulkadir |
Ali |
“Qarindi” |
|
|
3. Abdulkadir
|
Hussein |
“Nuuraaye” |
|
|
4. Abukar |
Deqow |
“Boos Caato” |
|
|
5. Yonis |
Warsame |
“Galbeete” |
|
|
3. Abdirashid |
Omar |
“Islow“ Nabada Team” |
|
|
4. Abdirahman |
Mahamud |
“Wembley Team” |
|
|
***
Recognition
Awards of Media
*** |
|
1.
Qaranimo.com |
Aden |
|
|
|
2.
Xiddigaha.com |
Busuri |
|
|
|
3. Midnimo
Radio |
UK |
|
|
|
4.
Maqaal.com |
Asad |
|
|
|
5.
Hiiran.com |
H. Hagi |
|
|
|
6.
Billajo.com |
Anwar |
|
|
|
7.
Ceelbuurnet.com |
Afrah |
|
|
|
*** Leadership Awards *** |
|
1. Mohamed |
Amiin |
“Sief
FC“ |
|
|
2. Mohamed |
Hajinur |
“Somali
United“ |
|
|
3.
Abdullahi |
Mohamed |
“Hilltop“ |
|
|
** Coach of the Year ** |
|
1.
Abdullahi |
Salah |
“Farris” |
Banadir
Team |
|
** Community Service Award ** |
|
1. Nur
Omar |
Nur |
“Itop” |
|
|
2. Mohamed |
Abdullahi |
“Januune” |
|
|
3. Mohamud |
Mursal |
|
|
|
4. Sadaq |
Duale |
|
|
|
XX Outstanding Community Service Award XX |
|
|
1.
Abdullahi |
Abdi |
“Sarifle” |
|
|
|
2. Guidance
|
|
0. Dahir |
Rage |
“Boodaaye” |
|
|
|
0. Dahir |
|
“Marshaale” |
|
|
|
0. Omar |
Warsame |
|
|
|
|
3. Center of Youth Development & Mentoring
Services |
|
0.
Abdifitah |
Warsame |
“Marayare” |
|
|
|
0. Ali |
Shiekh-Abukar |
|
|
|
|
0. Saduq |
Ali Hashi |
|
|
|
|
4.
Almos Youth Development |
|
0. Farah
|
Nur |
“Farah
Oday” |
|
|
|
0. Ahmed |
Abukar |
“Axmadeey
B” |
|
|
|
0. Daa’uud |
Mohamed |
“Daa’uud
Dheer” |
|
|
|
Dixon
Youth Team |
|
5.
Abdisamad |
Sheik-Qasim |
|
|
|
|
*** Lifetime Achievement Award *** |
|
1.
Mohamed |
Farah |
“Dabdamis” |
|
|
2. Osman
|
Mohamed |
“ Buruno” |
|
|
3.
Mohamed |
Hajji
|
”Uureey” |
|
|
4. Yusuf |
Mohamud |
“Shaqaaq” |
|
|
5. Mukhtar |
Ahmed |
“Cuti “ |
|
|
6. Hassan
|
Abukar |
“Hassan
Yare” |
|
|
7.
Mohamed |
Ali |
“Turumbo” |
|
|
8. Hassan
|
Harbi |
|
|
|
9. Abdulrab
|
Salah |
|
|
|
10.
Abdinasir |
Hussein
|
“Baashi” |
|
|
11.
Abdullahi |
Yusuf |
|
|
- News Editor
- Ceelbuurnet.com
- admin@ceelbuurnet.com
- Muqdisho
|