29-08-2009 21:17:40 Ceelbuurnet.com
Kooxha Oslo Norway iyo Holland oo iskugu soo haray cayaarta kama danbeeysta cayaaraha xagaaga SEUKI 2009

Cayaarihii semi finalka ee shalay ka dhacay garoonka weyn ee Spånga Ip ayaa waxaa wada cayaaray kooxha Holland iyo Göteborg cayaartaas oo ay kooxda Holland iyadoo ay 1-1 cayaartii waqtigeeda ku dhamaatay balse lagu daray 30 daqiiqo ka dhaliyey 2 gool oo hor leh iyadoo ay cayaartii ku dhamaatay 3-1 ay guushu ku raacday kooxda Holland.

 

Waxaa cayaartii labaad wada cayaaray kooxaha Oslo Norway iyo Liecester cayaartan oo ay kooxda Oslo Norway ku gacan sareeysay ayaa waxeey waeey ku dhamaatay 2-1 ay guushu ku raacday Oslo Norway.

News Editor
Ceelbuurnet.com
admin@ceelbuurnet.com
Muqdisho

                         

 

 Contact us at: admin@ceelbuurnet.com     

        Copyright © 2007 ceelbuurnet.com