Ururweynaha SEUKI oo doortay maamul cusub oo haga ururka cayaaraha xagaaga dhici doona 2013 iyadoo guddoomiye loo doortay Feyasl Makaraan
Bashiir jeenyo oo ah Gudiga Farsamada ee( X.S.K.C) oo Cudurdaar ka bixiyey Baaqashadii oo u ku tagilahaa Canada
kooxaha Qaran iyo Wadani Denmark oo iyguna u soo gudbay cayaaraha Semi Finelka cayaaraha xagaaga SEUKI 2012
Cayaaraha xagaaga SEUKI 2012 oo shalay si rasmi ah uga furmay garoonka weyn ee Sp?nga Ip ee magaalada Stockholm
Tacsi ku socta Garsoore Cabdulqadir Xasan Xeyle ( British) oo aabihii dhawaan ku geeriyooday magaalada Muqdisho
HALYEEY SPORTS DR. CALI CUSMAAN OO LA KULMAY TABABARAYAAL CIYAARAHA FUDUD.? +Daawo sawiro
Luul Cismaan Sabriye oo ka mid aheeyd gabdhihii kubadda koleyga Munishiibiyo oo si aan caadi aheeyn loogu soo dhaweeyey magaalada Stockholm
Jadwalka cayaaraha xagaaga SEUKI 2012 ka dhici doona garoonka weyn ee Spånga IP ka daawo halkan
Bahda Sportiga Sweden oo isku duuban oo soo dhaweeyn heer sare ah u sameeyey cayaartooy hore Cabdi Casiis Giftin oo soo gaaray Stockholm / Sweden
Qorituurkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2012 oo si aan caadi aheeyn uga dhacay Magaalada Stockholm ee dalka Sweden
Swedan oo ku guuleysatay Tartankii Cayaartoyda Cuslaatay oo lagu qabtay Wadanka Finland (SAWIRRO)
Shabakadda cayaaraha ceelbuurnet oo Tacsi u direeysa fanaanka weyn Cabdulqadir Cumar Macallin ( Jubba ) oo aabihii ku geeriyooday magaalada Muqdisho
Casho sharaf soo dhaweeyn iyo sagootin ah oo ay bahda Sportiga Sweden u sameeyeen aasaasihii ururka dhalinyarada iyo Sportiga UK Mudane Cabdinasir Saciid Seef ( Cabdidheeg)
Dr Cali Cusmaan oo sheegay in cayaarahii 1968 ee Olympic ay xasuus mudan yihiin.
Shirkadda Xawaaladda Sahal Express laanteeda Sweden oo heshay ogolaansho ay howsheeda ku fuliso
kooxda Odayaasha Maxamud Xarbi oo u Awood Sheegteen Odayaasha Soonakeey Tartankii Nabada ee xararyaale (warbixin)
Guddoomiyaha Guddiga Sporiga iyo dhaqanka magaalada Atlanta Dr Cali Cusman Cali oo hambalyo u diray Guddoomiyaha gobolka Benadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur ( TARSAN )
Shir looga hadlayey arimaha Sportiga iyo waxbarashada oo ka dhacay magaalada Atlanta ee carriga Mareeykanka
Tartankii Sporti ee kubadda cagta ahaa ee dhaxmarayey kooxaha OHIO iyo ATLANTA oo si qurux badan ku dhamaaday
Guddiyada Sportiga ee OHIO iyo ATlanta oo ka wada tirsan carriga Mareykanka oo maanta wada Ciiday
Maamulka sportiga Somswiss oo abaalmariyay labo ka mida ciyaartooydii sweden tegey Tartankii Seuki 2011
Kooxda Kubadda cagta Xulka Qaranka Soomaliya oo maanta barbardhac guul u dhiganta la galay xulka dalka Ethiopia
Halyeeyo Sport oo soo booqday Axmed Cabaas oo ka tirsanaa cayaartoydii Muqdisho dhaawacna uu ka soo gaaray shil baabuur oo uu dhawaan galay
Macalin Jacksan oo lagu soo dhaweeyay magaalada katarinaholm ee dalkan Sweden
Ururweynaha SEUKI oo sii sagootiyey cayaaryahan Ciise Aadan Abshir oo u socdaalay ka qeybgalka cayaarta xulka Soomaliya Vs Ethiopia ka dhaceeysa Djibouti
Cabdi Casiis Xuseen Cigaal oo xalay loo magacaabay guddoomiyaha ururweynaha SEUKI ee 2012 iyadoo sidoo kale la magacaabay qeybihii kale ee maamulka
Tartamadii kubadda caga iyo koleyga ee sanadlaha ahaa ayaa si habsimi leh ugu soo gabagaboobay magaalada Virginia ee carriga Markeeykanka
Bashiir Maxamed Cilmi ( bashiir jeenyo) iyo Maxamed Muuse ( Jabroos ) oo hambalyo u diray Cabdixaaq
Bahda Sportiga Stockholm oo casho sharaf aad u heer sareeysa ku soo dhaweeyey DR. Cunaaye oo ka mid ah odayaasha Sportiga UK
DR Cali Cusmaan " Halyeeyo Sport oo Atlanta soo booqday
Tacsi Tiiraanyo leh ku socta cayaaryahankii kubadda miiska Cabdulqadir Sheikh Abdi ( Akookoow)
Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socta guud ahaan dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaana ehelkii uu ka tagay Allaha u naxariistee Marxuum Cabdi Warsame Isaaq
Kooxda Muqdisho oo la hoyatay koobkii cayaarihii ay soo qaban qaabiyeen ururka ay ku bahoobeen cayaartoydii hore ee heerka koowaad loona yaqaan SSAUK
Guud ahaan Bahda Sportiga iyo jaaliyadda reer Atlanta oo si diiran u soo dhaweeyey Mudane Abdihodan Afrax oo dhawaan booqasho ku tagay magaaladaasi
Kooxda Leicester oo 3-0 ugu awood sheegatay noqotayna Championkii SEUKI 2011 kooxdii xiddigaha Rågsved iyadoo la soo gabgabeeyey tartankii xagaaga SEUKI 2011
Kooxaha Leicester iyo Xiddigaha RÅsved oo iskugu soo haray cayaarata kama danbeeysta tartanka xagaaga SEUKI
Cayaaihii kubadda koleyga oo uu soo qabanqaabiyey ururka SKIF oo si aan caadi aheeyn uga socda garoonka Viksjö Sporthall ee magaalada Stockholm
Kooxaha Finland iyo Xiddigaha Rågsved oo iyaguna u soo gudbay cayaarata Semifinelka ka dib markii ay sagootiyeen kooxaha Australia iyo Wadani / Denmark
Kooxaha Leicester iyo Qaran oo u soo gudbay cayaaraha semi-finalka ka dib markii ay shalay tartanka ka saareen kooxaha Dahabshiil / Norway iyo Olympic Amager oo ka soctay Denmark
Cayaarihii shalay iyo doraad ka dhacay garoonka weyn ee Spånga IP ciyaarahaas oo ka tirsanaa tartanka tartanka xagaaga kubadda cagta ee SEUKI 2011
Kooxda Finland oo shalay cigaalka ka riday kooxda xiddigaha Rågsved iyo Leicester oo dardartay kooxda Stavanger oo ka soctay dalka Norway cayaarihii shalay ka dhacay garoonka weyn ee Spånga IP
kooxaha Australia iyo Dahabshiil Norway oo shalay ka guuleeystay kooxaha Wadani Denmark iyo Horseed UK cayaarihii xagaaga SEUKI 2011 ka socday garoonka weyn ee Spånga IP
Kooxda Leicester oo 7-0 dhulka ku jiiday kooxda Swetzerland cayaar ay shalay wada yeesheen kuna beegneeyd cayaaraha xagaaga SEUKI 2011
Kooxaha ka dhisan Stockholm ee Qaran iyo X. Rågsved oo shalay ku durduriyey kooxaha Stavanger iyo Nabadda oo ka kala socday dalalka Norway iyo UK
Cayaaraha xagaaga SEUKI 2011 oo si habsami leh wali uga socda garoonka weyn ee Spånga IP
Cayaaraha Somaliweek Copenhagen oo si aad u heersareeysa loo soo gabagabeeyey iyadoo ay koobkii ku guuleeysatay kooxda FIUK Odenese
Cayaaraha xagaaga SEUKI 2011 oo si aan inaba caadi aheeyn uga furmay garoonka weyn ee Spånga IP ee magaalada Stockholm
Cayaaraha gobalada Sweden oo haatan gabagaba ku dhaw iyadoo ay Finel iskugu soo baxeen kooxaha X. Rågsved iyo kooxda Jokobsberg oo labaduba ka dhisan Stockholm
Bahda Sportiga Stockholm oo casho loo dhan yahay kuwada yeeshay Vedesta Restraung oo ku taal wuqooyiga magaalada .
Tababarihii xulka wiilasha qaranka kubadda kolayga C/qaadir Xaaji Daahir ( Sheekha ) oo xilkii tababaranimo iska casilay
Wasaarada Sportiga DKMG oo Magacaawday La taliyaha Xiriirka Caalami ee dhalanyarada & Sportiga
Qorituurkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2011 oo ay qeybtiisii labaad ka dhacaday magaalada Stockholm
Ururweynaha SEUKI oo xalay soo gabagabeeyey qeeybtii sharci ansaxinta qorituurka cayaaraha xagaaga SEUKI 2011 ka dhici doona Stockholm
Masuulka garsoorayaasha ururweynaha SEUKI Mr Axmed Saalax Diinaash oo soo gaaray Stockholm si uu uga qeybgalo qorituurka cayaaraha xagaaga SEUKI 2011
Kooxda Qaran oo ah kooxda kaliya ee laba mar ku guuleeysatay cayaaraha xagaaga SEUKI sanadkan ma saddaxeysan doontaa
Real Madrid iyo Bercelona oo 1-1 isla dhaafi waayey cayaar ka tirsaneeyd El Clasico oo shalay dhexmartay labada kooxood
Århus IF Champion Danmark indendurs fodbold oo ka dhacey magaalada Copenhagen ee Danmark
FIFA oo soo saartay liiska sida ay u kala wanaagsan yihiin qaramada kubadda cagta aduunka iyadoo Spain ay ugu horeeyso
Qorituurkii cayaaraha xagaaga SEUKI 2011 oo asbuuca fooda inagu soo haya ka dhici doona magaalada Stockholm
Oradyahan Mustafa Mohamed oo dhaawac dartii ka baaqan doona cayaaraha aduunka oo kulleeylaha ka dhici doona koonfurta Kuriya
Stan Kroenke oo ah ganacsade u dhashay dalka Mareykanka ayaa dhawaan si toos ah ula wareegi doona kooxda Arsenal
Zalatan oo mar kale gaduud qaatay cayaartii ay Milan 2 - 1 kaga badisay Fiorentina
Kooxda Bayern Munchen oo shaqadii ka ceeyrisay tababare Louis Van Gaal oo mar soo noqday tababaraha xulka qaranka Holland
Ancelotti oo cadeeyey inuu Torres fariisin doono cayaarta ay talaadada la yeelan doonaan kooxda Manchester United
Hadii ay Inter soo iibsato Messi anagana waxaan soo iibsan doonaa Ronaldo
Cayaaryahan Barasiliyan ah oo halyeey u noqday qaranka Talyaniga
Copyright © 2005-2006 ceelbuurnet.com
Mail to the Webmaster